Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 62)

Madaxweyanaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Salaadii Jimcaha ka dib waxa uu ku dhawaaqay in Maalinta Salaasada ah ee bishu tahay 11/01/2011 Dalka oo dhan laga tukandoono Salaad Roob-doon ah Saacadu markay Tahay 08:00 Am Subaxnimo.

Hargeisa War-Saxaafadeed Madaxweyanaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Salaadii Jimcaha ka dib waxa uu ku dhawaaqay in Maalinta Salaasada ah ee bishu tahay 11/01/2011 Dalka oo dhan laga tukandoono Salaad Roob-doon ah Saacadu markay Tahay 08:00 Am Subaxnimo. Madaxweynuhu waxa uu Hadalkiisa ku bilaabay Marka Hore waxa aan Dadwaynaha Reer Somaliland meel ay […]

Cida Carqaladaynaysaa Waa Niman Ka Ganacsada Dhiiga Beelahaasi Oo Mansabyo Ku Doonaya” Xildhibaan Obsiiye

Cida Carqaladaynaysaa Waa Niman Ka Ganacsada Dhiiga Beelahaasi Oo Mansabyo Ku Doonaya” Xildhibaan Obsiiye

Cida Carqaladaynaysaa Waa Niman Ka Ganacsada Dhiiga Beelahaasi Oo Mansabyo Ku Doonaya” Xildhibaan Obsiiye Hargeysa-(maanta somaliland)- Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland kaga jira degmooyinka Dila iyo Gabiley gaar ahaana ka soo jeeda labada beelood ee deegaanka Ceel-Bardaale ee nabadaynta isla qaatay ayaa sheegay in cida carqaladaynaysa nabadaynta deegaankasi Ceel-Bardaale ay tahay cid qaranimada Somaliland wax yeelaysa, […]

“Guddoomiyaha Ha’yada Shaqaaluhu Wuxuu Sababaynayaa Musuqmaasuqa Iyo Eexda Uu Galay

“Guddoomiyaha Ha’yada Shaqaaluhu Wuxuu Sababaynayaa Musuqmaasuqa Iyo Eexda Uu Galay

“Guddoomiyaha Ha’yada Shaqaaluhu Wuxuu Sababaynayaa Musuqmaasuqa Iyo Eexda Uu Galay War-saxaafadeed Xisbiga UCID Hargeysa (maantasomaliland)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa Guddoomiyaha Ha’yada shaqaalaha ku eedeeyay inuu u qiil sameynayo musuqmaasuq uu sameeyay, waxa kale oo ay ka jawaabeen wax ay ugu yeedheen aflagaadooyin ka soo yeedhay Guddoomiyaha Ha’yada shaqaalaha dawlada Md. Muxumed Aw- Cabdi. Sidaasi […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray guddi ka kooban shan wasiir oo xal ka gaadha shaqaaqooyin muddooyinkii u danbeeyay soo noqnoqonayay oo ka taagan deegaanka Ceel-bardaale

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray guddi ka kooban shan wasiir oo xal ka gaadha shaqaaqooyin muddooyinkii u danbeeyay soo noqnoqonayay oo ka taagan deegaanka Ceel-bardaale

magacyada shanta wasiir ee u madaxweynaha somaliland u magacaabay xal u helida shaqaaqooyinka ceelbardaale ee deegaanada gabiley iyo boorama ay isk hayaan Hargeysa,January, 04, 2010-(maantasomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa soo saaray guddi ka kooban shan wasiir oo xal ka gaadha shaqaaqooyin muddooyinkii u danbeeyay soo noqnoqonayay oo ka taagan deegaanka Ceel-bardaale […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta guddi u magacaabay xal u helida shaqaaqooyinka iyo colaada ka aloosan deegaanka Ceel Bardaalle

January 4th, 2011 Hargeysa (maantasomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta guddi u magacaabay xal u helida shaqaaqooyinka iyo colaada ka aloosan deegaanka Ceel Bardaalle ee u dhaxaysa Gabilay iyo Boorame. Sidaasi waxa lagu sheegay war saxaafadeed uu maanta uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), hase yeeshee war-saxaafadeedkaasi laguma […]

kulan balaadhan oo ay iskugu yimaadeen guddida fulina xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka (UCID)

kulan balaadhan oo ay iskugu  yimaadeen guddida fulina xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka (UCID)

Xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo ku dhaleeceeyey masaaarada maaliyada iyo hayada shaqaalaha dowlada xad-gudubka qaawan ee lagula kacay Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda awgeed. 04/01/11 kulan balaadhan oo ay iskugu yimaadeen guddida fulina xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka (UCID) maanta oo ay taariikhdu tahay 4/01/2011 wuxuu si adag u ugu dhaleeceeyeen xad-gudubka qaawan iyo cadaallad darrada lagula […]

Booliska Oo si arxan daro ah Xoog U Adeegsaday Shaqaalihii ku Dhacay imtixaanadii ay wasaarada maaliyadu qaaday

Booliska Oo si arxan daro ah  Xoog U Adeegsaday Shaqaalihii ku  Dhacay imtixaanadii ay wasaarada maaliyadu qaaday

Booliska Oo si arxan daro ah Xoog U Adeegsaday Shaqaalihii ku Dhacay imtixaanadii ay wasaarada maaliyadu qaaday January 2nd, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Shaqaalihii dhacay ee Imtixaankii dhawaan laga qaaday shaqaalaha wasaarada Maaliyada ayaa maanta banaan bax cabasho ah la hortagay Wasaaraddaasi, waxaana xoog ku kala kaxeeyay ciidamo boolis ah oo halkaasi la geeyay. Shaqaalahan oo ahaa […]

Agaasimaha Ciyaaraha Oo ishortaagay Riwaayad lagu Dhigayay xalay Garoonka Timacadde oo lagu xusayey sanadka cusub

Agaasimaha Ciyaaraha Oo ishortaagay  Riwaayad lagu Dhigayay xalay Garoonka Timacadde oo lagu xusayey sanadka cusub

Agaasimaha Ciyaaraha Oo ishortaagay Riwaayad lagu Dhigayay xalay Garoonka Timacadde oo lagu xusayey sanadka cusub January 2nd, 2011 Hargeysa (maaantasomaliland)- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada, ciyaaraha iyo dhaqanka Somaliland Md. Mustafe Maxamuud Qodax ayaa shalay joojiyay Riwaayad qaar ka mid ah fanaaniinta Somaliland ay ku qabsanayeen Garoonka kubadda Kollayga ee Timo cadde ee Magaalada Hargeysa […]

jamhuuriyada Somaliland Oo shaaca ka qaaday in qaramada midoobay U Gudbinayso Agabkii Ay Siday Diyaaradii puntland

jamhuuriyada Somaliland Oo shaaca ka qaaday in qaramada midoobay U Gudbinayso Agabkii Ay Siday Diyaaradii puntland

jamhuuriyada Somaliland Oo shaaca ka qaaday in qaramada midoobay U Gudbinayso Agabkii Ay Siday Diyaaradii puntland 1/1/2011 Lixdii Duuliye Oo Maanta Ka Dhoofay MadaarkaHargeysa Hargeysa Hargeysa( maantaSomaliland)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in agabkii iyo saanadii Milatari ee ay siday diyaaraddii ay wateen Duuliyeyaashii Ruushka ahaa ee ay u gudbin doonto golaha ammaanka […]

Maqaloocshe iyo Heestii Sanadka Cusub2011

Maqaloocshe iyo Heestii Sanadka Cusub2011

Maqaloocshe iyo Heestii Sanadka Cusub2011 hargeisa(maantasomaliland) Sannad waliba furiniyo,Wuxuu roodhi leeyahay, Waa laga cunaayoo Laga soo cantuugaa….. Sanad cusub dhamaan shacabka reer somaliland, waxaan jecelahay farxada sanadka cusub inaan idin kula wadaago hees uu tiriyay majaajilaystaha,wariyaha,hal-abuurka reer somaliland ee A.A.Garas. heestaas oo uu tiriyay sanadkii 2003, sida uu sheegayna heestaas samaynteeda waxaa isku qabsaday isaga […]

Guddoomiyaha Hay’ada Ka Hortaga Masiibooyinka Dabiiciga Ee Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Inay Meel Xun Marayaan Abaarihii iyo Biyo La’aantii Ka Jirtay Deegaano Ka Mida Gobollada Dalka,

Guddoomiyaha Hay’ada Ka Hortaga Masiibooyinka Dabiiciga Ee Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Inay Meel Xun Marayaan Abaarihii iyo Biyo La’aantii Ka Jirtay Deegaano Ka Mida Gobollada Dalka,

Guddoomiyaha Hay’ada Ka Hortaga Masiibooyinka Dabiiciga Ee Qaranka Oo Ku Dhawaaqay Inay Meel Xun Marayaan Abaarihii iyo Biyo La’aantii Ka Jirtay Deegaano Ka Mida Gobollada Dalka, Baaqna U Diray Cid Kasta Oo Ay Khusayso Wax Ka Qabashadeedu. Hargeysa (Maanta-Somaliland) – Guddoomiyaha hay’ada ka hortaga masiibooyinka dabiiciga ah ee qaranka [NERAD] Md Maxamed Muuse Cawaale, ayaa […]

gudoomiyasiyaasadeed ee xisbiga talada haya ee KULMIYE muuse biixi abdi oo Sheegay Inay Dedaal U Galayaan Sidii Dalka Loogu maamuli lahaa Barnaamijkii igteen

gudoomiyasiyaasadeed ee  xisbiga talada haya ee KULMIYE muuse biixi abdi oo Sheegay Inay Dedaal U Galayaan Sidii Dalka Loogu maamuli lahaa Barnaamijkii igteen

gudoomiyasiyaasadeed ee xisbig talada haya ee KULMIYE muuse biixi abdi oo Sheegay Inay Dedaal U Galayaan Sidii Dalka Loogu maamuli lahaa Barnaamijkii igteen December 30th, 2010 Hargeysa( maantaSomaliland)- Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa shaaciyey inayd dedaal ugu jiraan sidii dalka loogu dhigi lahaa barnaamijkii siyaasaeed ee xisbigaasi ku […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com