Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 3)

Hargeysa (maanta Somaliland)- Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan xogwraysi ah la leeyeesheen Wasiirada Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland

Wasiiro Hortagay Guddida Joogtada ah ee Guurtida Hargeysa (maanta Somaliland)- Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan xogwraysi ah la leeyeesheen Wasiirada Wasaaradaha Arimaha Gudaha iyo Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland. Kulankan xogwaraysiga ah ee ay maanta Guddia joogtada ahi la yeesheen wasiirada Wasaaradaha Arimaha Gudaha Dr.Maxmed Cabdi Gaboose iyo […]

Xeer Illaalinta oo ku guul daraysatay Codsi ay Maxkammada Gobolka kaga dalbatay in Xabsiga loo taxaabo Tifaftiraha Wargeyska Waaheen

Xeer Illaalinta oo ku guul daraysatay Codsi ay Maxkammada Gobolka kaga dalbatay in Xabsiga loo taxaabo Tifaftiraha Wargeyska Waaheen

Xeer Illaalinta oo ku guul daraysatay Codsi ay Maxkammada Gobolka kaga dalbatay in Xabsiga loo taxaabo Tifaftiraha Wargeyska Waaheen Hargeysa(maantasomaliland)- Xeer Illaalinta Gobolka Hargeysa ayaa manta ku guul daraysatay codsi ay Maxkammada Gobolka kaga dalbatay in xabsiga loo taxaabo Tifaftiraha Guud ee Wargeyska Waaheen Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto) ka dib markii uu garsooraha dacwada qaadayay […]

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Maanta Dhagax-dhigay Wado Cusub Oo Laga Dhisaayo Wadada Boqol iyo Kontonka, ugana digay Cid Kasta Oo Hor Istaagta Waxqabadka dawlada hoose inay talaabo sharci ah ka qadayaan

Wasiirka Arrimaha Gudaha Oo Maanta Dhagax-dhigay Wado Cusub Oo Laga Dhisaayo Wadada Boqol iyo Kontonka, ugana digay Cid Kasta Oo Hor Istaagta Waxqabadka dawlada hoose inay talaabo sharci ah ka qadayaan Hargeysa (Maanta Somaliland) Jan. 03, 2010 – Wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Dr Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa maanta dhagax dhigay jid cusub oo laaami […]

Somaliland oo kalinta Labaad ka gashay Dimuqraadiyad wanaaga Sanadkii 2010 ka

Somaliland oo kalinta Labaad ka gashay Dimuqraadiyad wanaaga Sanadkii 2010 ka

Somaliland oo kalinta Labaad ka gashay Dimuqraadiyad wanaaga Sanadkii 2010 ka Warbixinta oo aad u dheerayd waxa uu wargeysku xusay in ….,Afircan Magazine Hargaysa /Afircan Magazine) Jamhuuriyadda Somaliland ayaa kaalinta labaad ka gashay hanaan wanaaga Dimuqraadiyadda iyo Doorashooyinka Xorta ah sanadka 2010ka, sidaasi waxa daabacay Joornaalka African Magazine oo soo bandhigay dalal faro badan oo […]

Xiisad Ka Abuurantay Ganacsade Diiday In Dayrka Gurigiisa Oo Waddo Galay la Dumiyo

Xiisad Ka Abuurantay Ganacsade Diiday In Dayrka Gurigiisa Oo Waddo Galay la Dumiyo Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Si Adag u Weeraray Wasiirka Daakhiliga Hargeysa (Somaliland.org)- Xiisad xoog leh ayaa ka abuurantay markii saaka ay Dawlada Hoose ee Hargeysa isku dayday inay banayso jidka u dhaxeeya Saldhiga Ibraahim Koodbuur iyo Hotel Guuleed ee magaalada […]

Madaxweynaha JSL Oo Maanta Kulan Kula Yeeshay Qasriga Madaxtooyada Guddida Caddaalada, Garsoorayaasha Maxkamadaha iyo Xeer Ilaalinta Guud Ee Qaranka, Kuna dheeri galiyey Shaqada Ay Qaranka U Hayaan.

Madaxweynaha JSL Oo Maanta Kulan Kula Yeeshay Qasriga Madaxtooyada Guddida Caddaalada, Garsoorayaasha Maxkamadaha iyo Xeer Ilaalinta Guud Ee Qaranka, Kuna dheeri galiyey Shaqada Ay Qaranka U Hayaan.

Madaxweynaha JSL Oo Maanta Kulan Kula Yeeshay Qasriga Madaxtooyada Guddida Caddaalada, Garsoorayaasha Maxkamadaha iyo Xeer Ilaalinta Guud Ee Qaranka, Kuna dheeri galiyey Shaqada Ay Qaranka U Hayaan. Hargeysa (maantasomalilan) Dec, 30. 2010- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo], ayaa maanta xarunta qasriga Madaxtooyada ee magaalada Hargeysa kulan kula yeeshay guddida caddaalada, garsoorayaasha maxkamadaha iyo […]

Waa Kuma Hogaamiyaha Cusub ee ururka alshabaab ,yaase loo magacaabay hogaamiyaha cusub ?

Waa Kuma Hogaamiyaha Cusub ee ururka alshabaab ,yaase loo magacaabay hogaamiyaha cusub ?

Waa Kuma Hogaamiyaha Cusub ee ururka alshabaab ,yaase loo magacaabay hogaamiyaha cusub ? Addis Ababa,- Wasaarada Arrimaha Dibedda ee Dawladda Itoobiya ayaa warbixin ay todobaadkiiba mar ka soo saaraan arrimaha geeska afrika waxay ku sheegeen in isbedel lagu sameeyey hogaankii ururka Al Shabaab, taasoo saamayntiisii xilligan ay bilaabatay. Warbixinta Wasaaradda Arrimaha dibedda ayaa lagu sheegay […]

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo la sheegay in uu kala diray Gudidii Jaamacadda Hargaysa.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo la sheegay in uu kala diray Gudidii Jaamacadda Hargaysa.

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo la sheegay in uu kala diray Gudidii Jaamacadda Hargaysa. Hargeysa(Maanta-Somaliland) warar xogo-gaal u ah shabakada wararka ee Maanta Somaliland ay ka heshay Jaamacadda Hargeysa

Wasiirka Arrimaha Debedda ee Ruushka Oo Sheegay In La Sii Daayay Duuliyayaashii Diyaaradda Hargeysa Lagu Xukumay shalay

Wasiirka Arrimaha Debedda ee Ruushka Oo Sheegay In La Sii Daayay Duuliyayaashii Diyaaradda Hargeysa Lagu Xukumay shalay

Wasiirka Arrimaha Debedda ee Ruushka Oo Sheegay In La Sii Daayay Duuliyayaashii Diyaaradda Hargeysa Lagu Xukumay shalay Moscow, 31, Dec, 2010-(Maanta-Somaliland)- Wasaaradda Arrimaha Debedda Dalka Ruushka, ayaa maanta daboolka ka qaaday in la sii daayay lix nin oo watay diyaarad

La Taliyaha arimaha Siyaasada Ee Madaxweynaha somaliland abiib Timacad Oo loo diday in uu galo irida Madaxtooyada

La Taliyaha arimaha Siyaasada Ee Madaxweynaha somaliland abiib Timacad Oo loo diday in uu galo irida  Madaxtooyada

1

Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Sheegayna In Mooshinka Wax ka Badalka Xeer-hoosaadku Aanu Iyagga Wax Wer-Wer Ah ku Haynin.

Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Sheegayna In Mooshinka Wax ka Badalka Xeer-hoosaadku Aanu Iyagga Wax Wer-Wer Ah ku Haynin.

Guddoomiyaha Wakiilada Somaliland Oo Dalka Ku Soo Laabtay, Sheegayna In Mooshinka Wax ka Badalka Xeer-hoosaadku Aanu Iyagga Wax Wer-Wer Ah ku Haynin. Hargeysa Dec, 30. 2010- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro), ayaa sheegay in Mooshinka ay wataan qaar ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiiladu aanu shir-guddoon ahaan wax war war […]

Khilaafka Hadheeyay Gabiley oo Loo Aanaynayo Qoyska Madaxtooyadda iyo Taliska Ciidanka iyo Kastanka kalabaydh oo loo Magacaabay Masuuliyiin ka soo jeeda Qoyska Marwadda

Khilaafka Hadheeyay Gabiley oo Loo Aanaynayo Qoyska Madaxtooyadda iyo Taliska Ciidanka iyo Kastanka kalabaydh oo loo Magacaabay Masuuliyiin ka soo jeeda Qoyska Marwadda

Khilaafka Hadheeyay Gabiley oo Loo Aanaynayo Qoyska Madaxtooyadda iyo Taliska Ciidanka iyo Kastanka kalabaydh oo loo Magacaabay Masuuliyiin ka soo jeeda Qoyska Marwadda. Marwada oo la sheegay inay Qayb laxaadle ku lahayd magacaabistii Golaha wasiiradda Marwadda Koowaad ee Madaxwayne Siilaanyo Marwo aamina Waris ayaa la soo baxday Awoodo xoogan oo kaba sii Awood badan kuwii […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com