Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

XUKUUMADA SOMALILAND OO FAAH FAAHIN KA BIXISAY WEERAR MARKALE AY KUSOO QAADEEN CIIDAMO MALEESHIYAAD AHI IYO XAALADIHII UDANBEEYAY EE DAGAALKA

Xukuumada Somaliland ayaa faah faahin ka bixisay wareerar saaka Aroortii Hore ay fadhiisimada ciidamada qaranka ee duleedka laascanood kusoo qaadeen maleeshiyaad ka amar qaadanaya garaadada kaasi oo sobobay dagaal ilaa goordhawayd socday

Sidoo kale taliska ciidamada qaranka ayaa soo bandhiga gaadiid dagaal iyo maxaabiis ay qabeen kuwaasi oo qaarkood ay ka yimaadeen maamul goboleedka punthland

.https://youtu.be/pYV6-Tq6fnE

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com