Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 688)

Carwada Caalamiga ah ee Buuggaagta(Hargeysa International Book Fair) ayaa maanta si ramsi ah uga furantay magaalada Hargeysa daawo

Carwada Caalamiga ah ee Buuggaagta(Hargeysa International Book Fair) ayaa maanta si ramsi ah uga furantay magaalada Hargeysa. Carwadan oo sanad leh ayaa sanadkii todobaad ka furantay Hargeysa. Waxaa ka soo qayb galay Furitaanka Carwada Buuggaagta  Ergooyin Qoraayo ah oo Soomaali iyo Ajanib iskugu jira, Masuuliyiinta Xukumadda, Bahda Qoreyaasha iyo Dadweyne kale. Jaamac Muuse jaamac oo […]

Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gaadhsiisay beesha caalamka go’aan adag oo ay ka soo saartay qorshe dawladda taagta daran ee Muqdisho ku diiwaangashatay xuduudaha badda oo ku darsatay biyaha Somaliland

(maantasomalilandcom)-Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gaadhsiisay beesha caalamka go’aan adag oo ay ka soo saartay qorshe dawladda taagta daran ee Muqdisho ku diiwaangashatay xuduudaha badda oo ku darsatay biyaha Somaliland. Madaxweynaha maamulka Muqdisho Mr. Xasan Sheekh ayaa warqad uu u diray Qarammada Midoobay dabayaaqadii bishii July ee dhammaatay ku sheegtay xuduudaha badda dalkii la isku odhan […]

Wasiiro iyo Maamulka Gobolka Togdheer ayaa go,aan ka gaadhay shaqaaqo ka dhacday deegaanka Balli Diiriye Guuleed oo ay laba beelood isku hor fadhiyeen

Wasiiro iyo Maamulka Gobolka Togdheer ayaa go,aan ka gaadhay shaqaaqo ka dhacday deegaanka Balli Diiriye Guuleed oo ay laba beelood isku hor fadhiyeen

Burco(maantasomaliland):-Wasiiro iyo Maamulka Gobolka Togdheer ayaa go,aan ka gaadhay shaqaaqo ka dhacday deegaanka Balli Diiriye Guuleed oo ay laba beelood isku hor fadhiyeen. Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal, Wasiirka Caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid, Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhiista Maxamed Jaamac Abgaal, Wasiir ku xigeenka Amniga iyo Maamulka Gobolka ayaa halkaasi gaadhay, kuwaasi oo sheegay inay […]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay Allaah ha u naxariistee Geerida ku timi Suxufigii Ruug-caddaaga ahaa ee Cabdiwali Faarax Jaambiir oo gelinkii dambe ee Arbacada maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay Allaah ha u naxariistee Geerida ku timi Suxufigii Ruug-caddaaga ahaa ee Cabdiwali Faarax Jaambiir oo gelinkii dambe ee Arbacada maanta ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Waxaanu Madaxweynuhu Tacsi u diray Qoyska, Ehelada, Qaraabada, Asxaabta iyo guud ahaan Bahada Saxaafadda Somaliland oo uu ka tacsiyadeeyey Geeridaas. Madaxweynuhu […]

Boqorka guud ee Beelaha Habar-Magaado Boqor Maxamuud Cismaan Nuur, ayaa ka hadlay warar ay Saxaafadda qaarkeed baahisay toddobaadkan oo sheegayay inuu khilaaf soo kala dhex-galay isaga iyo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde

Boqorka guud ee Beelaha Habar-Magaado Boqor Maxamuud Cismaan Nuur, ayaa ka hadlay warar ay Saxaafadda qaarkeed baahisay toddobaadkan oo sheegayay inuu khilaaf soo kala dhex-galay isaga iyo Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde. Boqor Maxamuud Cismaan Nuur, waxa uu sheegay inaanu jirin wax khilaaf ah oo u dhexeeya isaga iyo Wasiirka arrimaha gudaha, waxaanu […]

Madaxweynaha mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu ay lacag 33 bilyan ah ay ugu deeqday qaarada Africa ,iyadoo ay jirto in mareykanku uu loolan kula jiro midowga yurub iyo wadanka China.

Madaxweynaha mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in dowladiisu ay lacag 33 bilyan ah ay ugu deeqday qaarada Africa ,iyadoo ay jirto in mareykanku uu loolan kula jiro midowga yurub iyo wadanka China. Balse madaxweynaha mareykanka ee kasoo jeeda Africa ayaa qaarada Africa umuujinaya in mareykanku ay garab taaganyihiin. “Madaxweyne ahaan ,waxaan cadeynayaa inaan go’aansaday […]

halkan ka Daawo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta magaaladda Hargeysa ka furay kulan lagaga hadlay sidii xawaaladdaha ka shaqeeya Somaliland loogu samayn-lahaa Shuruuc ay ku shaqeeyaan

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa Maanta magaaladda Hargeysa ka furay kulan lagaga hadlay sidii xawaaladdaha ka shaqeeya Somaliland loogu samayn-lahaa Shuruuc ay ku shaqeeyaan loogu samayn Hadaba halkan ka Daawo kulanka uu maanta furay Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylaani)

Tacsi Tiiraanyo Leh Bahda Mareegta MAANTASOMALILAND.COM

Tacsi Tiiraanyo Leh Bahda Mareegta MAANTASOMALILAND.COM

Tacsi Tiiraanyo Leh Bahda Mareegta MAANTASOMALILAND.COM TAFATIRAHA SARE XUSEEN XARBI iyo hawl-wadeenada shabakadda wararka ee MAANTASOMALILAND.COM. waxa iyaga oo ka tiiraanyeysan ay tacsi u dirayaan Muuse Faarax Jaambiir iyo dhamaan qoyska reer Faarax Jaambiirba geerida naxdinta leh ee ku timi Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir. Marxuumku waxa uu ahaa maareeyihii wargeyska madaxa banaan ee Ogaal iyo […]

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr Cabdi Awdaahir Cali, ayaa faahfaahin ka bixiyay Mashruuca Seeraha ee Qool-caday iyo Aroori oo muran dadka degaanka iyo Wasaaradda u dhexeeyaa hadheeyay ka dib markii Wasaaradda Xanaanada Xooluhu Bananka Qool-caday iyo Aroori u qorshaysay in Seereyaal laga xidho.

Hargeysa(MSL) Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Dr Cabdi Awdaahir Cali, ayaa faahfaahin ka bixiyay Mashruuca Seeraha ee Qool-caday iyo Aroori oo muran dadka degaanka iyo Wasaaradda u dhexeeyaa hadheeyay ka dib markii Wasaaradda Xanaanada Xooluhu Bananka Qool-caday iyo Aroori u qorshaysay in Seereyaal laga xidho. Wasiirka ayaa sheegay in Dadka degaamada la Seerayo oo la fahmi […]

uddi ka mid ah odayaasha saxaafadda Somaliland oo isku xilqaamay xallinta khilaaf dhawaan ka dhexqarxay hoggaanka ururka suxufiyiinta ee SOLJA, ayaa qodobo ka soo saaray hawsha dhexdhexaadinta ee ay ku jiraan.

Guddi ka mid ah odayaasha saxaafadda Somaliland oo isku xilqaamay xallinta khilaaf dhawaan ka dhexqarxay hoggaanka ururka suxufiyiinta ee SOLJA, ayaa qodobo ka soo saaray hawsha dhexdhexaadinta ee ay ku jiraan. Ergada oo kulamadii u horreeyey la kala yeelatay labada dhinac ee isku khilaafsan qabanqaabada shirweynaha shanaad ee ururka SOLJA, waxay ka soo saartay saddex […]

Guddida doorashooyinka qaranka ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay sadexda xisbi qaran ee somaliland.

Guddida doorashooyinka qaranka ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay sadexda xisbi qaran ee somaliland.

Hargeysa(MSL):-Guddida doorashooyinka qaranka ayaa maanta kulan balaadhan la qaatay sadexda xisbi qaran ee somaliland. Kulankan oo ka qabsoomay xarunta guddida doorashooyinka qaranka ayaa markii uu soo dhamaaday waxa warbaahinta faah faahin ka siiyey waxyaalihii laga wada hadlay masuuliyiinta sadexda xisbi qaran uga qayb galay kulankaasi. Ugu horayn gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed […]

Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in dib loo dhigay shirkii Golaha dhexe ee xisbigaasi oo lagu waday inuu maanta oo salaasa ah ka qabsoomo caasimadda Hargeysa.

(MSL)Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in dib loo dhigay shirkii Golaha dhexe ee xisbigaasi oo lagu waday inuu maanta oo salaasa ah ka qabsoomo caasimadda Hargeysa. War-saxaafadeed kooban oo uu soo saaray Guddoomiyaha KULMIYE, ma uu sheegin xiliga la qaban doono shirkan markii labaad dib loo dhigay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com