Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Tacsi Tiiraanyo Leh Bahda Mareegta MAANTASOMALILAND.COM

Tacsi Tiiraanyo Leh Bahda Mareegta MAANTASOMALILAND.COM

TAFATIRAHA SARE XUSEEN XARBI iyo hawl-wadeenada shabakadda wararka ee MAANTASOMALILAND.COM. waxa iyaga oo ka tiiraanyeysan ay tacsi u dirayaan Muuse Faarax Jaambiir iyo dhamaan qoyska reer Faarax Jaambiirba geerida naxdinta leh ee ku timi Marxuum Cabdiweli Faarax Jaambiir.

Marxuumku waxa uu ahaa maareeyihii wargeyska madaxa banaan ee Ogaal iyo ruug caddaa warbaahineedba ee haddii aanu nahay bahda MAANTASOMALILAND.COM waxa aanu ilaahay uga baryeynaa in uu naxariistiisa janno ka waraabiyo, qoyska, ehelka iyo asxaabta uu ka tegayna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamin……..Aamiin……..Aamiin.

Maamulaha Shabakadda maantasomaliland.com
xuseen cabdi muxumed XARBI

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com