Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 758)

Dahabshiil Oo Sii Wada Xawilaada Lacagta Kana War Sugaya Go’aan u dan ah Macaamiisheeda

Dahabshiil Oo Sii Wada Xawilaada Lacagta Kana War Sugaya Go’aan u dan ah Macaamiisheeda

(MAANTASOMALILAND)Garsooraha maxkamada sare ee UK ayaa laga sugaa inuu go’aan ka soo saaro todobaadka soo socda dacwad ay u gudbisay shirkada Xawaaladaha ee Dahabshiil, dacwadaasi oo ka dhan ah bangiga Barclays iyo xidhitaanka Account-ka xawilaada lacagta ee Shirkada Dahabshiil ay ku leedahay bangigaasi. Sidoo kale Bangiga Barclays ayaa ogolaaday in uu sii furnaado Account-ka xawilaada […]

Wasiirka Warfaafinta Oo Xaflad Qado-sharaf Ah U Sameeyay Fanaaniinta Xidigaha Geeska.

Wasiirka Warfaafinta Oo Xaflad Qado-sharaf Ah U Sameeyay Fanaaniinta Xidigaha Geeska.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta xaflad qado sharaf u sameeyay fanaaniinta xidigaha Geeska oo kaalin ka qaatay bandhigii Telefishanka Qaranku ugu tallo galay inuu daawadeyaashiisa ku raali gelinayo munaasibaddii ciidul adxaha darteed. “Waxaan soo dhawaynayaa dhalinyarradan (Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska) xafladanna waxaan u samaynaya hawshii TV-ga […]

Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir suldaan C/laahi oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa ugu baaqay golaha wakiiladda inay duuduub ku ansixiyaan xeerka la hor keenay ee kootadda u siinaya haweenka kuraasta ay ku yeelanayaan baarlamaanka.

(MSL)Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir suldaan C/laahi oo ka mid ah salaadiinta Somaliland ayaa ugu baaqay golaha wakiiladda inay duuduub ku ansixiyaan xeerka la hor keenay ee kootadda u siinaya haweenka kuraasta ay ku yeelanayaan baarlamaanka. Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir oo shalay shirjaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa, ayaa sheegay in golaha wakiiladda looga baahan yahay in […]

Maalinta mujaahidka waa maalmihii adkaa ee soo wajahay halgamayaashii SNM oo ay kumanaan qof ku dhinteen ayay natiijadeedii noqotay in ay dhabawday ujeedadii halganku” WARSAXAAFADEED AFHAYEENKA MADAXWAYNAHA MUDANE DHUXUL

Maalinta mujaahidka waa maalmihii adkaa ee soo wajahay halgamayaashii SNM oo ay kumanaan qof ku dhinteen ayay natiijadeedii noqotay in ay dhabawday ujeedadii halganku” “Xukuumada Somaliland-na diyaar ayay u tahay in mujaahidiinta Nool iyo Agoomihii ay Mujaahidiintu ka tageen ay gacan siiso” Hargeysa (MaantaSomaliland)-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa dhambaal hambalyo ah […]

Abtigay Ibraahin Dhegaweyne Waxaan leeyahay Berberi Dib u Xoreyn uma Baahna ee Waxay u baahan tahay Horumar”. Maxamed Kaahin. (HALKAN KA DHEGEYSO)

Abtigay Ibraahin Dhegaweyne Waxaan leeyahay Berberi Dib u Xoreyn uma Baahna ee Waxay u baahan tahay Horumar”. Maxamed Kaahin. (HALKAN KA DHEGEYSO)

G    ddomiye Ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin ayaa Si Kulul uga jawaabay Hadal ka soo yeedhay Muj.Ibraahin Dhegeyne ooh ore u sheegay in Magaaalda Berbera ay u baahn tahay Dib u Xoreyn, Waxaanu Maxamed Kaahin uu sheegay in Berberi aanay u bahnayn Dib u xoreyn ee ay u bahan tahay Hagaajin”http://download.macromedia.com/pub/flashplayer/pdc/fp_pl_pfs_installer.exe XASAN XARBI

Guddoomiyaha Xisbul xaakimka Kulmiye ayaa lagu wadaa berri oo Jimce ah in uu si rasmi ah ugu dhawaaqo Guddida qaban qaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo lagu wado inuu qabsoomi doona dabayaaqada bisha Diisambar.

  Muuse Biixi oo diyaariyay Liiska sagaal iyo tobanka xubnood oo noqon doona Hargeysa(maantasomaliland) Guddoomiyaha Xisbul xaakimka Kulmiye ayaa lagu wadaa berri oo Jimce ah in uu si rasmi ah ugu dhawaaqo Guddida qaban qaabada Shirweynaha Xisbiga Kulmiye oo lagu wado inuu qabsoomi doona dabayaaqada bisha Diisambar. Muuse Biixi Cabdi Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ayaa ls […]

Dawladda Kuwayt Oo Maamulka Puntland Gacanta U Gelisay Malaayiin Dollar Oo Lagu Dhisayo Jaamacadda Maakhir Ee Gobalka Sanaag

Dawladda Kuwayt Oo Maamulka Puntland Gacanta U Gelisay Malaayiin Dollar Oo Lagu Dhisayo Jaamacadda Maakhir Ee Gobalka Sanaag

Dawladda Kuwayt ayaa si toos ah oo qaawan u soo farogelisay siyaasadda arrimaha gudaha ee Somaliland, waxaanay lacag malaayiin Dollar ah oo ay ugu tallo gashay Jaamacadda Maakhir ee magaalada badhan ee gobalka badhan ee Somaliland gacanta u gelisay maamul goboleedka Somaliya ee Puntland. Hay’adda gargaarka ee Kuwait Fund, ayaa toddobaadkii hore wasiirka maaliyadda Puntland […]

HEESTA CIIDA NALA DAAWADA /by xuseen xarbi

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xeer madaxweyne oo uu caawa soo saaray waxa uu muddo xileedkoodii u cusboonaysiiyay Gudiga diiwaan gelinta ururadda siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka oo muddo xileedkoodii dhammaaday maalmo ka hor.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xeer madaxweyne oo uu caawa soo saaray waxa uu muddo xileedkoodii u cusboonaysiiyay Gudiga diiwaan gelinta ururadda siyaasadda iyo ansixinta axsaabta qaranka oo muddo xileedkoodii dhammaaday maalmo ka hor. (MAANTASOMALILAND)Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa uu digreetadiisa ku sheegay inuu laba sanadood oo kale u cusboonaysiiyay muddo xileedkii Guddiga […]

SHABAKADA CAALAMIGA AH EE MAANTA SOMALILAND.COM WAXAY HANBALYO U DIRAYSAA DHAMAAN SHACBIWAYNAHA ISLAAMKA GAAR AHAAN SHACBIGA SOMALILAND by;xuseen xarbi

SHABAKADA CAALAMIGA AH EE MAANTA SOMALILAND.COM WAXAY HANBALYO U DIRAYSAA DHAMAAN SHACBIWAYNAHA ISLAAMKA GAAR AHAAN SHACBIGA SOMALILAND by;xuseen xarbi

DHamaan shaqaalaha shabakada wararka ee caalamiga ah ee MAANTA SOMALILAND waxay salaan u dirayaan dhamaan shacbi waynaha islaamka gaar ahaan shacbi waynaha somaliland meel kastoo ay joogaan munaasabada ciidal adxaa awgeed by xuseen xarbi

Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta la kulmay wefti ka socda dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya oo Sabtidii dalka u yimid si ay Somaliland ugala qeyb galaan munaasibadda Ciidul Axda.

(maantasomaliland)Xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa maanta la kulmay wefti ka socda dawlad deegaanka Soomalida Itoobiya oo Sabtidii dalka u yimid si ay Somaliland ugala qeyb galaan munaasibadda Ciidul Axda. Wasiirradda Somaliland ee la kulmay weftiga Itoobiya oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha gudaha Cali Maxamed Waran-cadde ayaa waxa ka mid ahaa Wasiirka wasaarada Warfaafinta, […]

Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa been iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay war lagu baahiyay qaar ka mid ah saxaafada dalka

Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa been iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay war lagu baahiyay qaar ka mid ah saxaafada dalka

(MSL)Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka Md. Xuseen Axmed Caydiid, ayaa been iyo waxba kama jiraan ku tilmaamay war lagu baahiyay qaar ka mid ah saxaafada dalka oo sheegayay inay is faro saareen Agaasimihiisa guud Abiib Cabdilaahi. Wasiirka Cadaaladda ayaa sheegay inaanu jirin wax dagaal ah oo dhex maray isaga iyo agaasimihiisa guud, waxaanu warkaas warbaahintu daabacday […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com