Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 742)

Bin Laden ciidammada Maraykanka ayaa dilay

Bin Laden ciidammada Maraykanka ayaa dilay

Cusaama Bin Laden Hawl galka lagu dilay madaxa ururka Al Qaacida, Cusaama Bin Laden, waxaa fuliyay ciidammada gaarka ah ee waddanka Maraykanka magaalo ku taalla woqooyiga waddanka pakistan. Madaxweynaha Maraykanka, Barack Obama, ayaa hadal ka soo baxay aqalka cad waxaa uu ku xaqiijiyay dilka Bin Laden. wasaaradda arrimaha dibadda ee dalka Pakistan ayaa sidoo kale […]

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa ka hadashay maanta fal toogasho oo xalay magaalada Laascaanood dhaawac culus loogu geystay sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska Somaliland iyo Saddex qof oo kale.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa ka hadashay maanta fal toogasho oo xalay magaalada Laascaanood dhaawac culus loogu geystay sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska Somaliland iyo Saddex qof oo kale.

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa ka hadashay maanta fal toogasho oo xalay magaalada Laascaanood dhaawac culus loogu geystay sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska Somaliland iyo Saddex qof oo kale. Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha, Cabdillaahi Xuseen Cige, oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa waxaa kaloo uu jawaab ka bixiyay odayaal […]

1/5/20011(maantasomaliland.com)Boqorka Kuwayt Oo Qaabilay Weftigii Madaxweynaha Somaliland

Boqorka Kuwayt Oo Qaabilay Weftigii Madaxweynaha Somaliland Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Boqorka dalka Kuwayt Amiir Sabah Al Ahmed Al Jabir Al Sabah, ayaa saaka xafiiskiisa ku qaabilay weftigii uu Hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Sidaasna waxa lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada oo u dhignaa “Boqorka dalka Kuwayt Amiir Sabah Al […]

Boqorka dalka Kuwayt Amiir Sabah Al Ahmed Al Jabir Al Sabah oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxwayne Siilaanyo iyo Waftigiisa.

Boqorka dalka Kuwayt Amiir Sabah Al Ahmed Al Jabir Al Sabah oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxwayne Siilaanyo iyo Waftigiisa.

Boqorka dalka Kuwayt Amiir Sabah Al Ahmed Al Jabir Al Sabah oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Madaxwayne Siilaanyo iyo Waftigiisa. Madaxweynuhu waxa uu faah-faahin ka bixiyey dedaalka ay shacbiga Somaliland iyo dawladuba Daawo Sawiradda Boqorka dalka Kuwayt Amiir Sabah Al Ahmed Al Jabir Al Sabah ayaa saaka xafiiskiisa si weyn ugu qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo […]

Xiligii la citiraafi lahaa Somaliland way gaadhay ..”Chief Of Protocolka Madaxtooyadda Maxamed Cilmi Aadan

Xiligii la citiraafi lahaa Somaliland way gaadhay ..”Chief Of Protocolka Madaxtooyadda Maxamed Cilmi Aadan

“ Hargeysa- (Berberanews)- Madaxa Hab-maamuuska madaxtooyadda Somaliland Maxamed Cilmi Aadan (Ilkacase), kana mid ah gudi uu Madaxweye-ku-xigeenka Somaliland u magacaabay qabanqaabada xuska sannad-guurada 20aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshadii xoriyadda, ayaa ku dhawaaqay in la gaadhay xiligii Somaliland si rasmiya loogu aqoonsan lahaa qaran madaxbannaan. Maxamed Ilkacase oo shalay ka hadlay qado-sharaf […]

Suldaan Lagu Xidhay Magaalada Boorame

Suldaan Lagu Xidhay Magaalada Boorame

(maantasomaliland)(Boorame ) Ciidanka amniga ee magaalada Boorame ayaa xabsiga u taxaabay Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye (Sanburad) oo ka mid ah madaxdhaqameedka Gobolka Awdal, kaddib markii sida la sheegay lagu eedeeyay inuu ku kacay ama ay ka soo yeedheen hadallo xiisad ka dhex abuuray beelaha Gobolka Awdal . Xadhigga suldaankan sida la sheegay uu caleemo saarkiisa […]

Maareeyaha Dekedda Berbera oo Jawaab ka Bixiyey Sababtay Keentay in Markab Berbera ku soo Xidhay Dib ula Noqdo Alaabt uu Siday

Hargeysa (Maareeyaha dekadda Berbara M. Axmed Yuusuf Dirir, ayaa faahfaahin ka bixyay shalay sababaha keenay markab alaabo ganacsi siday uu db ugala noqdo Dekedda Berbera. Maareeye Dirir oo shalay lagu martiqaaday Barnaamijka dadkaaga Maqal ee Telefiishanka Qaranka laga sii daayo, kaasoo masuulliyiinta xukuumadda hadba mid lagu martiqaado si shacabku u weydiiyaan waxyaabaha ay tabanayaan, ayaa […]

Hargeysa: Hal Qof Oo Ku Dhintay Qumac Qori Oo Ku Qarxay

Hargeysa (maantSomaliland.com)- Alle ha u naxariistee waxa ku dhintay magaalada Hargeysa Marxuum-Xasan Cabdi Cigaal ka dib markii uu qumac qori oo yaalay gurigiisa agtiisa ku qaraxay maanta duhurkii. Marxuumkan oo kon jir ahaa waxa ku qaraxday qumucaasi ka dib markii uu dab ku shiday Tiin ka baxay gurigiisa agtiisa oo qumacaas ku qarxayna ku hoos […]

FAALADA SHABAKADA: Sidee Xukuumadda Somaliland U Dhayi Doontaa Dhaliilaha Wasaarada Maaliyada?

Labadii Todobaad ee la soo dhaafay waxa soo baxayay warar sheegayay in odoraskii miisaaniyad sanadeedka qaranka ee 2011-ka ee uu nashqadeeyay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi Cilmi uu hoos u dhacay, taasi oo noqotay Dhiilo aan la filayn iyo waji gabaxii koowaad ee soo waajahay wasaaraddaasi oo horaantii sanadkan xil gudashadooda iyo heerka ay […]

Roobab lagu diirsaday oo ka da’ay qaar ka mida Gobolada dalka iyo Gobolka saaxil oo wali ay abaartii hayso.

April,29,(maantasomaliland.com)- Waxaa labadii maalmood ee u danbeeyay ka da’ayey gobalka saaxil ay abaartu sida xun u saamaysay roobab aad loogu diirsaday inkastoo xoolahii wali aanay helin baad maadama oo wali aanay biyahii roobku si fiican u gaadhin dhulka, hadana dadka xoolo dhaqatada ah ayaa aad ugu farxay raxmadan horta leh Eebe abaarti ugu badelay. Abaarta […]

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ayaa maanta magacaabay Guddi heer qaran ah oo agaasinta munaasibadda dabaal dega sanad guurada 20-aad

April 29th, 2011 (maantaSomaliland.com)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland ahna Ku Simaha Madaxweynaha Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta magacaabay Guddi heer qaran ah oo agaasinta munaasibadda dabaal dega sanad guurada 20-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland madax banaanideeda kala soo noqotay dalkii ay hore ula midowday ee Soomaaliya. Sidaasi waxa lagu sheegay warsaxaafadeed […]

Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Booliska Oo Dabley Hubaysani Ku Toogteen Magaalada Laascaanood

Laasaanood-(maantasomaliland.com)- Dabley hubasan, ayaa caawa fiidkii ku toogtay gudaha magaalada Laascaanood sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Somaliland oo magaciisu yahay Jaamac Muuse Cawad. Sida ay shebakadda Berbera news u xaqiijiyeen dad shicib ah oo ku sugan Laascaanood, dabley hubaysan ayaa toogtay sarkaalkan oo xukuumaddii Rayaalena la sheegay inuu ahaan jiray Taliye-ku-xigeenkii ciidanka birmadka Gobolka Sool, […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com