Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasaaradda arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa ka hadashay maanta fal toogasho oo xalay magaalada Laascaanood dhaawac culus loogu geystay sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska Somaliland iyo Saddex qof oo kale.

Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha, Cabdillaahi Xuseen Cige, oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa waxaa kaloo uu jawaab ka bixiyay odayaal ka hadlay BBC-da oo xukumada ku eedeeyay arrinta nin Caaqil ah oo la xidhay.

Weriyahayaga magaalada Hargeysa, Axmed Saciid Cige, oo wareystay agaasimaha guud ayaa waxaa uu marka hore weydiiyey toogashada xalay ka dhacday magaalada Laascaanood ee dadka lagu dhaawacay? dhegayso waraysiga.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com