Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 8)

Xukuumada Somaliland Oo ku Dhawaaqday Deegaan Laga Helay Kayd Shiidaal

Xukuumada Somaliland Oo ku Dhawaaqday Deegaan Laga Helay Kayd Shiidaal

Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqdey inay keyd shidaal ka heshay deeganka bahadhamal oo ah duleedka magaalada Hargeysa . Deegankan oo laga qodaayey ceel biyood ayaa markii la qoday 450 Miter ayaa la gaadhay shidaalkan .Wasiirka macdanta Somaliland oo warbaahinta la hadley ayaa shaacisay in halkaas lagu arkay 3 calamadood oo shidaalku leeyahay.

DAAWO: Saleebaan Oo Ka Hadlay Sababta Uu Xeerka Usoo Celiya $ Muddo Kordhinta

DAAWO: Saleebaan Oo Ka Hadlay Sababta Uu Xeerka Usoo Celiya $ Muddo Kordhinta

SIYAASIYIIN KASOO JEEDA GOBOLADA BARI OO WACAD KU MARAY HADII KURSIGA GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADA LA TAABTO IN SOMALILAND KALA TAGAYSO.

SIYAASIYIIN KASOO JEEDA GOBOLADA BARI OO WACAD KU MARAY HADII KURSIGA GUDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILADA LA TAABTO IN SOMALILAND KALA TAGAYSO.

Siyaasi cai canter iyo cismaan kalaash oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ee gobolada bari iyo beelaha harti ayaa sheegay hadii gudoomiye cabdirasaaq kursigiisa la taabto in Somaliland kalatagayso iyagoo sheegay in ay arintaasi wadaa dad markii horeba dhacay kuraasida beelaha harta balse aanay maanta suurtoobay in hirgalo damacoogu

GOLAHA WAKIILADA OO JAWAAB KA BIXIYAY XEERAR UU GUDOOMIYAHA GUURTIDA KUSOO CELIYAY, SHEEGAYNA IN AY SHARCI DARO TAHAY SOO CELINTOODU!

GOLAHA WAKIILADA OO JAWAAB KA BIXIYAY XEERAR UU GUDOOMIYAHA GUURTIDA KUSOO CELIYAY, SHEEGAYNA IN AY SHARCI DARO TAHAY SOO CELINTOODU!

Gudoomiyaha golaha wakiilada ayaa jawaab ka bixiyay xeerar si shariga baalmarsan uu gu soo celiyay gudoomiyaha guurtidu kuwaasi ooh ore usoo baas gareeyeen xildhibaanada golaha wakiiladu Sidoo kale Gudoomiyaha Golaha wakiilada ayaa dhigiisa golaha guurtida ugu baaqay in uu xeerarka ay usoo gudbiyeen uu hor geeyo golaha guurtida sida sharcigu dhigayo. HALKAN KAGA BOGO WARKAN […]

Guddoomiyaha Urur-siyaasaddeedka HORSEED Oo Soo jeeddiyay In La Raaco Sharciyadda Dalka

Guddoomiyaha Urur-siyaasaddeedka HORSEED Oo Soo jeeddiyay In La Raaco Sharciyadda Dalka

Guddoomiyaha Urur-siyaasaddeedka HORSEED Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Darawal), ayaa sheegay in khilaafka siyaasaddeed ee ka taagan qabsoomidda doorashooyinka uu yahay mid waligiiba dhici jirey oo soo noqnoqday, balse waxa uu sheegay in khilaafka hadda jira aan xalkiisu adkayn, laakiin meel khaldan laga raaddinaayo. Guddoomiyaha urur-siyaasaddeedka HORSEED Cabdillaahi Xuseen Iimaan (Darawal) oo waraysi siiyay telefishanka Sahan, waxa […]

WASAARADA CAAFIMAADKA JSL OO KA HADLAY XANUUN XUMAD AH EE DALKA KUSOO KORDHAY IYO XOGAHA AY KA BIXIYEEN!

WASAARADA CAAFIMAADKA JSL OO KA HADLAY XANUUN XUMAD AH EE DALKA KUSOO KORDHAY IYO XOGAHA AY KA BIXIYEEN!

Wasiir kuxigeenka wasaarada caafmaadka iyo agaasimaha guud ee wasaarada ayaa ka hadlay xanuunxumad ah oo mudooyinkii udanbeeyay usoo badanaya bulshada reer Somaliland halka warar qaarna ay sheegeen in ay jiraan dad ugeeriyooday.

“Haddii Doorashada Madaxtooyada La Qabto, 15-ka Ururba Waxay U Ololayn Doonaan Musharraxa Kulmiye..” Wasiir Toorno

“Haddii Doorashada Madaxtooyada La Qabto, 15-ka Ururba Waxay U Ololayn Doonaan Musharraxa Kulmiye..” Wasiir Toorno

Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay in lala xisaabtamayo Xildhibaannadii wax ka beddelka ku sameeyay Xeerka doorashooyinka isla-markaana ka dhigay in mar la wada qabto doorashooyinka Madaxtooyada iyo Ururrada siyaasadda. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo Maanta hadal ka jeediyey Xaflad lagu qabtay Magaalada Burco, ayaa sheegay in Xildhibaannada Golaha Wakiilladu aanay […]

DAAWO Dhalinyarada Taabacsan Siyaasada Xisbiga Waddani Ayaa Fariin U Diray Gudoomiye Saleebaan

DAAWO Dhalinyarada Taabacsan Siyaasada Xisbiga Waddani Ayaa Fariin U Diray Gudoomiye Saleebaan

MADAXWEYNAHA JSL OO HADHIMO-SHARAFEED LOOGU SAMEEYEY DUGSIGA HOYGA AH EE DABAYL-WEYNE.

MADAXWEYNAHA JSL OO HADHIMO-SHARAFEED LOOGU SAMEEYEY DUGSIGA HOYGA AH EE DABAYL-WEYNE.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo kasoo guryo noqday safar shaqo oo uu ku tegay gobollada bariga dalka, ayaa maanta hadhimo sharafeed loogu sameeyey dugsiga hoyga ah ee Dabyl-weyne oo ku yaalla duleedka waqooyi ee tuulada Macaaneeye ee degmada Mandheera. Hadhimo-sharafeeddan oo ay soo qabanqaabiyeen hormuudka guddida DAN iyo Duco, ayaa ugu horrayn […]

Shan Caruur Ah Oo Ciidanku Ka Reebay Daad Ku Qaaday Hargaysa. SAWIRO

Shan Caruur Ah Oo Ciidanku Ka Reebay Daad Ku Qaaday Hargaysa. SAWIRO

 Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa ayaa galabta Shan caruur ah oo yar yar ka reebay Laagta hor marta taliska guud ee ciidanka. Ciidanka ayaa caruurtaas dhamaantood ka soo samatabixiyay kana soo reebay daadka oo ahaa mid xoogan. Ciidamada ayaa intaa kadib caruurtaa gaadhsiiyay cisbitaalka weyn ee magaalada Hargeysa. Sidoo kale bulshada goobtaa ku sugnayd ayaa kaalin […]

DAAWO Xukuumada Oo Shaacisay Inay Bixinayso Kharashka Waxbarashada Hablaha Naafada Ah

DAAWO Xukuumada Oo Shaacisay Inay Bixinayso Kharashka Waxbarashada Hablaha Naafada Ah

SIYAASI CALI GURAY OO KA HADLAY MOOSHINKII GOLAHA WAKIILADU ANSIXIYAY, FARIIMO CULUSNA UDIRAY MADAXWAYNE BIIXI IYO MAXAMUUD XAASHI.

SIYAASI CALI GURAY OO KA HADLAY MOOSHINKII GOLAHA WAKIILADU ANSIXIYAY, FARIIMO CULUSNA UDIRAY MADAXWAYNE BIIXI IYO MAXAMUUD XAASHI.

Siyaasi cali maxamed yuusuf cali guray oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka faalooda xaaladaha siyaasadeed ee taagan ayaa ka hadlay mooshinkii labada xeer ee ay ansixiyeen golaha wakiilada kaasi oo ahaa xeerarka muranka doorashadu ka taagan yahay Sidoo kale cali guray ayaa baaq udiray golaha guurtida ,xildhibaanada wakiilada ee ka cabanaya mooshinka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com