Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xukuumada Somaliland Oo ku Dhawaaqday Deegaan Laga Helay Kayd Shiidaal

Xukuumadda Somaliland ayaa ku dhawaaqdey inay keyd shidaal ka heshay deeganka bahadhamal oo ah duleedka magaalada Hargeysa .

Deegankan oo laga qodaayey ceel biyood ayaa markii la qoday 450 Miter ayaa la gaadhay shidaalkan .
Wasiirka macdanta Somaliland oo warbaahinta la hadley ayaa shaacisay in halkaas lagu arkay 3 calamadood oo shidaalku leeyahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com