Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Ciyaaryahanka Lucas Leiva oo looga yeeray xulka Braz

lucas-3_preview(maantasomaliland):-Kubadd bur buriyaha naadiga Liverpool Lucas Leiva ayaa dib looga yeeray gudashada wajibaadka qarankiisa bisha soo socoto. Xulka Brazil ayaa kulan saxiibtinimo la leh wadamada South Korea iyo Zambia.

Waxaan markale xulka Brazil ka dhex muuqan doonin laacibiinta Kaka iyo Ronaldinho oo horaana bishii August looga soo tagay.

Brazil ayaa waxaa sidoo kale kulamadaas dhaawacyo uga maqnaan doona kabtanka xulka iyo naadiga PSG Thiago Silva goolhaye Julio Cesar gooldhaliye Fred.

Waa kuwaan dhamaan ciyaartooyda loo soo xulay inay matalaan xulka Brazil

Goosha: Jefferson (Botafogo), Victor (Atletico Mineiro), Diego Cavalieri (Fluminense)

Daafaca: Dani Alves (Barcelona), Maicon (Roma), Marcelo (Real Madrid), Maxwell (Paris Saint-Germain), David Luiz (Chelsea), Dante (Bayern Munich) Henrique (Palmeiras), Dede (Cruzeiro).

Kadka dhexe: Lucas Leiva (Liverpool), Hernanes (Lazio), Luiz Gustavo (Wolfsburg), Paulinho (Tottenham), Ramires (Chelsea), Oscar (Chelsea).

Weerarka: Bernard (Shakhtar Donetsk), Jo (Atletico Mineiro), Lucas (Paris Saint-Germain) Hulk (Zenit St Petersburg), Alexandre Pato (Corinthians), Neymar (Barcelona).

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com