Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Manchester United Oo Ku Dhaawaqday Qiimaha Ay Ku rabto Alex Song

Alex-Song-Barcelona-21_380x310(maantasomaliland):-Kooxda Manchester United ayaa isku diyaarin doonta marka la gaaro bisha Janaayo in ay soo qaadato laacibka khadka dhexe ee naadiga Barcelona Alex Song.

26-jirkaan horey ugu soo ciyaaray kooxda Arsenal ayaa waxaa caqabad ku noqotay inuu boos joogta ah ka helo garoonka Camp Nou, tan iyo markii uu ku biiray naadiga Barca.

Macalinka kooxda Manchester United David Moyes ayaa sheegay in marka la gaaro bisha janaayo uu ciyaaryahan Song uu u quuri doono lacag dhan £15million, si uu mar kale uga soo muuqdo horyaalka Premier League.

Moyes ayaa todobaadkan horaantiisi sheegay in Barcelona ay weydiisan doonaan song, iyagoona ku doonaya qaab amaah ah, balse hadal maanta ka soo baxay madaxtooyada Man Utd ayaa lagu sheegay in Red Devils ay quuri doonto £15million, si ay u helaan laacibka reer Cameroon ee Alex Song.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com