Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Tababaraha Kooxda Tottenham Hotspur:Andre Villas-Boas: Bareejada waa ku qanacsaneyd Chelsea

Villas-Boas(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Tottenham Hotspur., Andre Villas-Boas ayaa sheegay in Spurs ay aad uga xumaatay in aaney garaacin Chelsea.

AVB ayaa qiray in The Bulues ay farxad weyn u aragtay in ay bar bar dhac qaataan laakiin kooxdiisu aaney ufarxin sida Chelsea .

Waxaa uu sheegay in ay wax badan ka wanaagsanayeen The Blues ayna uqalmeen in ay badiyaan, madaama ay gacanta sare lahaayeen.

“Waxaa ay aheyd natiijo aan xumeyn ,maxaa yeelay nagalama badin ayuu usheegay BT Sport

“Laakiin waxaan umaleynaya in ay Chelsea aad ugu faraxsaneyd natiijada in ka badan inta aan inagu qanacsaneyn .

“Waxaan uqalanay in aan adkaano, qeybtii hore waxaan helnay fursado aan ciyaarta kaga dhigi karno 2-0, laakiin iyaga udagalamayay bar bar dhac.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com