Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

biyihii barkada kaydka hargaysa oo habeenkii situuga ah looga iibiyo booyado gaar ah‏

shaqaalaha iyo masuuliyiinta kaydka biyaha ee magaalada hargaysa ayaa dhawaanahanbashacbiga ku nool magaalada hargaysi ay farta ku fiiqayeen iyagoo ku eedaynaya inay si gaar ah oo tuugo ah uga ganacsada biyaha barkada kaydkaeemagaalada hargaysa oo leh qorshe maalin walba ay xaafadi u leedahay cabitaanka biyaha oo loo sii daayo
qaar kamid ah dadka la jaarka ah barkada kaydka ee magaalada hargaysa ayaa waxay sheegeen in ay habeenkii tiro aad u badan oo booyado ah laga dhaamiyo barkadaasi oo ay lacag ka qaataan maamulka barkada kaydaka iyo shaqaalaha iyowaliba ilaaladu
arintan ayaanau waxba haba yaraatee iyadoo ay biyuhu qorshe leeyihiin
qaar ka mid ah dadka ku dhaqan xaafada maansoor huteel ayaa shabakada wararka ee maanta somaliland.com u sheegay in booydaha maansoor agtiisa tubani biyaha si gaar ah loogga iibiyo ka dibna ay dadkaasi ku nool xaafadaasi ay dib uga sii iibiyaan isla markaana ay samaysay biyo laani xaafadaasi
dhinaca kale huteelka maansoor ayaa leh daynabo wayn oo biyaha xoog ku soo qaada taasina ay keentay inaanay soo dhicin biyihii xaafadu cabi lahayd maalintay u lahaayeen iyadoo shaqaaluhuna ay sameeyaan been abuur oo ay maamulka wakaalada ku yidhaahdaan biyihii way u socdaan xaafdii maansoor
sidaasi awgeed waxaanu maareeyaha sharfta leh u sheegaynaa in uu arintan hoos u eego oo uu horana qaaar shaqada kaga fadhiisiiyay
jaamac yuusuf aadan
hargaysa
maanta somalilaand.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com