Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Mourinho Oo Daafac Ka Doonaya Ajax Balse Cadaadis Kala Kulmaya Milan, Inter Iyo Juve

josemourinho(maantasomaliland):-Jose Mourinho tababaraha kooxda Chelsea ayaa waxa uu daafaca dambeedka midig ee Ricardo van Rhijn ka doonayaa kooxda Ajax, balse waxa uu cadaadis kala kulmi doonaa kooxaha reer talyaani ee Inter Milan, AC Milan iyo Juventus.

Kooxda tababare Antonio Conte Juventus iyo kooxaha AC Milan iyo Inter ayaa si aad ah doonaya xiddigan daafaca dambeedka midig ka dheela ee Ricardo van Rhijn ee u buuxiyey kooxda Ajax booskii uu ka tagay Gregory van der Wiel oo ku biiray Paris Saint-Germain xagaagii hore.

Ricardo van Rhijn ayaa qiimaha uu kaga tagi karo naadiga Holland ka dhisan ee Ajax waxaa lagu sheegay £7 million.

Tababare Jose Mourinho ayaa u baahan daafac dambeed midig goo dhameys tirsan, umana arko inay booskaasi ku filan yihiin xiddigaha haatan u jooga.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com