Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

War Deg-Dega Dagaal ka Socda Degaanka Kalshaale.

War Deg-Dega Dagaal ka Socda Degaanka Kalshaale.
Burco-(maantasomaliland.com)-War Deg-dega Dagaal ayaa ka SocdaDegaanka Kalshaale Dagaalkan ayaa waxa uu dhexeeya Ciidamada Qaranka Soomaaliland iyo Kooxaha nabad Diidka ah ee ka Soo jeeda degaanka Buuhoodle.

Dagaal kan ayaa hadda socda lamina sheegin waxa sababay dagaalkan waxaana la isku adeegsaday Hubka Noocyadii kala duwan.wixii warar ah ee soo kordha kala soco shabakada wararka ee maanta somaliland goor dhaw
warye xuseen xarbi
hasrgaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com