Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxda Chelsea oo hogaamineysa loolanka Karim Benzema

Real Madrid's Benzema celebrates after scoring during their Spanish first division match in Madrid(maantasomaliland):-Chelsea macalinkeeda Jose Mourinho ayaa qoresheynaya in Karim Benzema uu kala soo wareego kooxda Real Madrid.

Benzema ayaa qarka u saran bisha January in uu ka tago garoonka Santiago Bernabeu.

Arsenal macalinkeeda Arsene Wenger ayaa diyaar u ah in weeraryahanka reer France uu kooxdiisa ku soo daro , iyadoona wargeyska Marca uu qoray in Mourinho uu sidoo kale si weyn u rabo laacibkaan.

Benzema ayaa ah dooqa labaad ee macalin Mourinho kadib markii uu waayay weeraryahanka kooxda Manchester United Wayne Rooney, kasoo la filaayo in iska sii joogo garoonka Old Trafford.

Labadaan kooxood ee ka dhisan magaalada London ee Chelsea iyo Arsenal ayaan wali wax qiimaha ah u gaarin gooldhaliyaha reer France Karim Benzema,

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com