Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Chelsea oo kula biirtay Tottenham, Man United iyo Arsenal saxiixa Andrea Pirlo

pirlo3(maantasomaliland):-Afarta kooxood ee ugu wa weyn dalka England ayaa si aad ah waxey u xiiseynaayan kubad qaabeeyah kooxda Juventus Andrea Pirlo kasoo macquul eey tahay in uu ka tago kooxdiisa .

34 jirkan ayaa heshiiska uu kala joogo kooxdisa waxa uu dhaci doono bisha June waxaana kooxdiisa ay dhawaan hakada galisay wada hadaladii ay kula jirtay .

Inkastoo Juve ay si weyn u xushmeyso Pirlo hadana laacibkan ayaa waxa uu ka careysan yahay siyaasada joogtada ah ee macalin Antonio Conte .

Sportmediaset ayaa ku warameysa in kooxaha Chelsea, Tottenham, Manchester United iyo Arsenal eey si gooni ah u xiiseynayaan mustaqballka Pirlo.

Pirlo ayaa ayaa horey ugu soo ciyaaray kooxaha reer Milano, iyadoona uu haatan uu doonayo inuu ka hawo badasho horyaalka Serie A-da uu mudo ka ciyaarayey .

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com