Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Kooxda AC Milan oo la sheegay in ay si rasmi ah ula xiriirtay kabtanka Man United

vidic_(maantasomaliland):-AC Milan ayaa la soo xariirtay kabtanka kooxda Manchester United Nemanja Vidic si uu u yimaado garoonka San Siro.

Dafaca dalka Serbia ayaa waxa ugu harsan 12 bilood oo kaliya heshiiska uu kala joogo kooxda uu hogamiyo macalin David Moyes.

Milan wakiil ka socda ayaa la soo xiriiray Vidic si uu ugu soo biro kooxda Milan marka heshiiska uu kula jooga kooxda Man United oo idlaado .

kooxda Milan ayaa mudo dheer baadi goob ugu jirtay kabatanka kooxda Manchester Nemanja Vidic ,lamina yaqaano waxa uu ugu jawaabay sida ay sheegtay The Mirror.

Vidic ayaanan wali ka hadlin mustaqbalkiisa Man Utd, iyadoona la filayo in xidigaan uu iska sii joogo garoonka Old Trafford.

by abdikani

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com