Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu muddo toban maalmood ah uu socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah. Madaxweynaha Somaliland oo galabta ka soo degay madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport,DAAWO SAWIRADA

(msl)Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu muddo toban maalmood ah uu socdaal shaqo ugu maqnaa dalka Turkiga oo ay ka heleen marti-qaad rasmi ah. Madaxweynaha Somaliland oo galabta ka soo degay madaarka Hargeysa ee Cigaal International Airport, ayaa sheegay in dalka Turkiga loogu qaabilay hab maamuus sare isla markaana ay Raysal wasaaraha Turkiga ay ka wada hadleen qodobo badan oo la xidhidha wax qada qabsiga labada dal. IMG_0253 IMG_0258 IMG_0271 IMG_0275 IMG_0280 IMG_0284 IMG_0289 IMG_0295 IMG_0300 IMG_0307 IMG_0315 IMG_0319 IMG_0326 IMG_0331 IMG_0381 IMG_0424 Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa madaarka Hargeysa ku qaabilay oo si diiran u soo dhaweeyay Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirro, Xildhibaanno, Hoggaanka xisbiga tallada haya ee KULMIYE iyo waxgarad tiro badan. Madaxweynuhu waxa uu madaarka salaan sharaf kaga qaatay cutubyo ka tirsan ciidammadda qaranka. Weftiga madaxweynaha waxa xubno ka ahaa Marwadda madaxweynaha, Wasiirrada Arrimaha dibadda, Ganacsiga iyo maal-gashiga, Macdanta iyo Tamarta iyo xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha.

XUSEEN XARBI

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com