Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

War iminka na soo gaadhay ayaa sheegayo in dab xoogan uu ka kacay gudaha safaarada Turkiga ku leedahay magaalada Muqdisho .

War Deg-Deg ah : Safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho oo gubaneysa

 

Muqdisho(MAANTA SOMALILAND)War iminka na soo gaadhay ayaa sheegayo in dab xoogan uu ka kacay gudaha safaarada Turkiga ku leedahay magaalada Muqdisho .

Waxaa la arkayaa qiiq iyo holac ka baxayo xarunta safaarada Turkiga ee magaalada Muqdisho waxaana kusii qul qulayo gawaarida dab damiska iyo kuwa gargaarka deg deg ah .

Waxa adag in iminka la helo xog ku saabsan dabka ka kacay safaarada Turkiga iyo waliba qasaaraha ka dhashay dhamaan wadooyinka galo Safaarada oo xiran awgeed

 

XUSEEN XARBI

MAANTASOMALILAND.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com