Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

wax qabad la aanta iyo indho adayga xukuumada madaxwayne siilaanyo mudadii ay talada dalka haysay

    Hargeisa somaliland
Bismilaahi raxmaani raxiim ilaahay baa awood leh oo waaxid ah
 Waxaan halkan idiinku soo gudbinayaa maqaal  taxane ah oo ka hadlaya wax qabad la.aanta iyo indho adeyga ay ku talaabsatay xukumada uu hogaaminayo madaxweyne axmed maxamed maxamuud siilaanyo intii ay talada haysay ama ay gadhwadeenka ka aheyd..
   Waxaynu wadda ogsoonahay in markii xukumada madexweyne axmed siilaanyo talada dalka loo la wareegtay aanay fulin wax yaabihii ay ku balan qaaday markii ay ololihii doorashooyinka madaxtinimada  ku jirtay aanay fulin balse ay ka gowso adaygtay waxyaabihii  ay u balan qaaday shacbigeedii doortay ee hadh iyo habeen u taagnaa inay  xukumad tayo leh oo dalka ka saarta musuq maasuqa naafeeyay  ay hogaanka qabato..
    Balse waxaa nasiib daro ah inaanay taasi dhicin oo aan la fulin waxyaabo badan oo ay ku balan qaaday xukumadu  basle taas badalkeedii noqday musuq maasuq xaad dhaaf ah oo tio beelay iyo hant urusi ay ku  kacday xukumadu.
Hadii aan ka soo gudbo waxaa taas ka marag ah shacbiga somaliland ee ay dulmiyayso xukumada madexweyne siilaanyo oo ah xukumad caadaysatay waxx qabad la.aan iyo cadaalad daro baahsan iyo musuq maasuq xad dhaaf ah oo tiro beelay balse ilaahay kala xisaabtami doono dadka ama kooxda yar  ee ku dul tumanaysa shacbiga dulman ee  aan awooda laheyn balse loogu awood sheeganayo awood ciidan iyo cashuurta laga qaado ee lagu takri falo
  Hadii aynu usoo gudubno maanta halka ay marayso xukumadda axmed siilaanyo in shacbigii doortay  ay ugu abaal guday musuq maasuq   iyo caga jugleyn xad dhaaf ah..
Waxaase jirta in markii xukumadii madexweyne rayaale talada dalka haysay musuq maasuqii  markaa jiray uu ka badan yahay maanta oo uu 100% dhaafay waxaana la wada ogsoonyahay heerka musuq maasuqa maanta marayo oo uu gaadhay heer aan waligii dalka dhicin
La soco qeybta labaad
abdi qaadir qaadiro hargaysaawi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com