Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Sanuunad Kaluun iyo Bariis

Sanuunad Kaluun iyo Bariis cad Bariis-cad-iyo-kaluun

Waxa loo baahanyahay:

  • 3  xabadood oo kaluun ( kufilan sadex qof)
  • 2 koob bariis
  • 3 tamaandho
  • 1 liindhanaan
  • kamasaro
  • tamaandho gurgur
  • toon

Bariiska:

4 koob oo biya ah disdi ku shub oo kar kari
Saliid khal iyo milix ku dar
dabool markuu aad u kar karo oo biyuhu ay yaraadaan
dabkana ka naaqus oo ilaa intuu biyaha wada liqaayo
markuu biyaha wada liqo eeg oo malqaacad ku sooqaad oo
inuu bislaaday iyo inkale

Sanuunada Kaluunka:

Mashiinka wax qasaya waxaad ku ridaa tamaandhada, toonta, bashasha,
iyo kamasarada. Dabadeed iskuwada qas adigoo ku daraya koop biyo ah.
maqligaaga ama disdi blaadhan  oo dabool leh soo qaado, khudradii aynu
isku qasnay ayaad ku shubaysaa, ilaa 4 daqiiqadood kar kari ilaa intuu
adkaanayo.
Kaluunka ku rid iyo xawaashka, deedna dabool, ha kar karo ilaa iyo
15-20 daqiiqadood waxa loo baahanyahay in uu kaluunku bislaado wakhtigaas.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com