Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

wararka ay helayso shabakada Caalamiga ah ee MAANTASOMALILAND.COM ayaa sheegaya in Boobe Yuusuf Ducaale xil looga magacaabayo xisbiga UCID

wararka ay helayso shabakada Caalamiga ah ee MAANTASOMALILAND.COM ayaa sheegaya in Boobe Yuusuf Ducaale xil looga magacaabayo xisbiga UCID.

Boobe yuusuf ducaale oo ahaan jiray wasiirkii hore ee wasaradda warfaafinta somaliland waxa wararku sheegayo in gudomiye faysal uu boobe u magacabayo jagada xoghayaha guud ee xisbiga mucaaradka ah ee ucid oo dhaawan uu iska casilay Xoghayihii Hore ee xisbigaasi Axmed Adan ‘’Axmed Kayse’’ ma cada inuu boobe aqbali doono xilkaasi balse ilo xogaal ah ayaa sheegaya in boobe loo gudbiyay warqaada magacabista.

Boobe ayaa mudooyinkii u dambeeyayba tan iyo intii xilka laga qaaday xukumadda dhaalilo isbarkan usoo jeedinayay isagoona qormiyin iyo shirar jaraaid ba ku wareeray waxana la sugayay inta uu labada xisbi mucaarada ee wadani iyo ucid midiin uu ku biro doono wallow aan ila hada wax oogolansho ama diidma ah laga hayn siyaasi Boobe.
XUSEEN XARBI
MAANTASOMALILAND.COM

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com