Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Xaflad balaaran oo ka dhacday Zurich ayaa lasoo gabagabeeyay waxaana la sameeyay isku aadka Wareega 16-ka ee Champions League

(msl)Xaflad balaaran oo ka dhacday Zurich ayaa lasoo gabagabeeyay waxaana la sameeyay isku aadka Wareega 16-ka ee Champions League waxaana kasoo baxay kulamo adag oo la dhihi karo waa kuwii ugu cuslaa.

Bayern Munich ayaa wajahi doonta mar kale Arsenal oo ay xili ciyaareedkii hore ku beegantay, sidoo kale Manchester City ayaa mashaqo lugaha la gashay iyadoo ku aaday Barcelona.

Labadaas kulan ayaana ah kulamada ugu adag tartankaan inkastoo ay jiraan Kulamo soo dhaweyn kara sida: Galatasaray vs Chelsea & Ac Milan vs Atletico Di Madrid.

Manchester City vs Barcelona

Ac Mian vs Atletico Madrid

Bayern Leverkusen vs Paris Saint Germain

Galatasaray vs Chelsea

Schalke 04 vs Real Madrid

Olympiakos vs Manchester United

Zenit Petersburg vs Borrusia Dortmund

Arsena vs Bayern Munich

Lugta hore ee tartankaan waxaa la ciyaari doonaa Bisha February 18/19 & 25/26 halka lugta labaad la ciyari ciyaari doono 11/12 & 18/19 Bisha March, kuna darso in lagu hormari doono kooxaha kusoo baxay kaalinta labaad gurigooda

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com