Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Hooyo ka miod ah qoysaska degan magajiraladda hargeysa ayaa xalay saqdii dhexe guriga ay degan tahay ku dhex gubtay laba hablood oo la sheegay da’doodu inay kala ahaayeen afar iyo laba sano

(maantasomaliland)Hooyo ka miod ah qoysaska degan magajiraladda hargeysa ayaa xalay saqdii dhexe guriga ay degan tahay ku dhex gubtay laba hablood oo la sheegay da’doodu inay kala ahaayeen afar iyo laba sano .

nnLama garanayo sababta rasmiga ah ee ay Hooyadani u gubtay Carruurteeda hase yeeshee sida la sheegayo waxa ay labadaba ku rushaysay Batrool kadibna waxay qabad-siisay dab, halkaas oo ay ku shuf beeleen.

Falkan oo ah kii ugu xumaa ee ka dhaca Dalka ee ay Hooyo ku gubto Carruurteedii iyaga oo Nool ayaa dadweynaha Reer hargeysa ku tilmaameem mid laga murugoodo.

Labada carruur ah ayaa isla manta lagu Aasay magaaladda hargeysa, halkaas oo ay aaskooda ka qayb galeen dad kala duwan.

Geeridan Naxdinta ah ayaa habeenkii xalay ahaa goor ku dhaw waaberigii ka dhacday xaafadda Jigjiga yar ee Magaaladda Hargeysa Taasi oo falkan oo kale hore loo arag

xuseen xarbi
maantasomaliland.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com