Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Haween-weynaha Gobolka Saaxil ayaa maanta Hotel Ambassador waxa ay qado sharaf ugu sameeyeen Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde

 

 

IMG_0229Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Haween-weynaha Gobolka Saaxil ayaa maanta Hotel Ambassador waxa ay qado sharaf ugu sameeyeen Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde.

Kulankan oo ay marwada madaxweynaha ku wehelinayeen Wasiirka Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Deegaanka Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Bandare, wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada marwo Shurki Xariir Ismaaciil, Gudoomiyaha Xuquuqal Insaanka Marwo Fadxiya Xaaji Xuseen, Maareeyaha Samafalka Marwo Aamina Maxamuud Diiriye, iyo Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Now Marwo Aniisa Nuur Cigaal ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka wada shaqayneed ee ka dhexeeya haweenka gobolka saaxil iyo haweenka xukuumada ku jira ee ay hormuudka ka tahay marwada koowaad ee madaxweynuhu.

Waxaana halkaasi ka hadlay haween fara badan oo ku dheeraaday in isku duubnida iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa dawlada gaar ahaan haweenka xilalka ka haya iyo marwadu ay tahay mid soo jireen ah oo ay maantana diyaar u yihiin in ay dardar gelin iyo xoojin ku sameeyaan si hawlihii halkaasi uga sii socdaan.

IMG_0084

IMG_0094

IMG_0096

IMG_0113

IMG_0116

IMG_0118

IMG_0122

IMG_0126

IMG_0131

IMG_0133

IMG_0139

IMG_0161

IMG_0172

IMG_0176

IMG_0218

IMG_0226

IMG_0229

Ugu danbayna waxa halkaasi ka hadashay marwada madaxweynaha oo uga mahadnaqday haweenkii soo qaban qaabiyey kulankan sharafta badan ee qado sharafta ah, ee ay ku sharfeen ka marwo ahaan iyo haweenka xilalka ka haya xukuumada & asxaabta marwada ku wehelinaysay qado sharaftanba.

Waxaanay marwadu ku dheraatay ujeedada kulankan oo ay muujisay in dadkeenu inta badan xaga qaloocda ka eegaan kulamada noocan oo kale ah, balse kulankani uu yahay wax wada qabsi iyo wadashaqayn tusaalena uu u yahay gobol walba inuu hoosta iska soo dhiso oo uu muujiyo wada shaqayn iyo wajir buuxda si loo horumariyo baahiyaha aas aasiga ah ee haweenimo iyo gobol ahaanba.

Sidoo kalena waxa ay marwadu xustay oo ay tusaale ku dayasho mudan ku tilmaantay haweenka Degmada Salaxlay ee la yidhaahdo Gaaroodi oo ay marwadu mahadnaq aad u balaadhan halkaasi uga soo jeedisay iyada oo marwadu tilmaantay baahiyaha daruuriga ah ee ay haweenkaasi u qabteen degmada salaxlay oo ay ugu muhiimsan yihiin Dhakhtarka dhawaan laga hirgeliyey salaxlay iyo Dugsiga boodhinka ah ee Salaxlay, waxaanay sheegtay in taasi ay ku tusayso marka wanaaga meel looga soo wada jeesto ee la isku duubnaado in dalka iyo dadkaba wax la tari karo, si taasi looga dhabeeyana ay waajib ku tahay haween weynaha Somaliland in ay isku duubnaadaan ka marwo ahaan iyo ka haween ahaana ay diyaar u yihiin marwalba in ay garab istaagaan cid kasta oo ka mid ah haweenka fikir wanaagsana la yimaada.

IMG_0229Hargeysa (Somaliland.Org)-Haween-weynaha Gobolka Saaxil ayaa maanta Hotel Ambassador waxa ay qado sharaf ugu sameeyeen Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Amina Sheekh Maxamed Jirde.

Kulankan oo ay marwada madaxweynaha ku wehelinayeen Wasiirka Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan, Wasiirka Deegaanka Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Bandare, wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka Marwo Nimco Xuseen Qawdhan, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada marwo Shurki Xariir Ismaaciil, Gudoomiyaha Xuquuqal Insaanka Marwo Fadxiya Xaaji Xuseen, Maareeyaha Samafalka Marwo Aamina Maxamuud Diiriye, iyo Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Now Marwo Aniisa Nuur Cigaal ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka wada shaqayneed ee ka dhexeeya haweenka gobolka saaxil iyo haweenka xukuumada ku jira ee ay hormuudka ka tahay marwada koowaad ee madaxweynuhu.

Waxaana halkaasi ka hadlay haween fara badan oo ku dheeraaday in isku duubnida iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa dawlada gaar ahaan haweenka xilalka ka haya iyo marwadu ay tahay mid soo jireen ah oo ay maantana diyaar u yihiin in ay dardar gelin iyo xoojin ku sameeyaan si hawlihii halkaasi uga sii socdaan.

IMG_0084

IMG_0094

IMG_0096

IMG_0113

IMG_0116

IMG_0118

IMG_0122

IMG_0126

IMG_0131

IMG_0133

IMG_0139

IMG_0161

IMG_0172

IMG_0176

IMG_0218

IMG_0226

IMG_0229

Ugu danbayna waxa halkaasi ka hadashay marwada madaxweynaha oo uga mahadnaqday haweenkii soo qaban qaabiyey kulankan sharafta badan ee qado sharafta ah, ee ay ku sharfeen ka marwo ahaan iyo haweenka xilalka ka haya xukuumada & asxaabta marwada ku wehelinaysay qado sharaftanba.

Waxaanay marwadu ku dheraatay ujeedada kulankan oo ay muujisay in dadkeenu inta badan xaga qaloocda ka eegaan kulamada noocan oo kale ah, balse kulankani uu yahay wax wada qabsi iyo wadashaqayn tusaalena uu u yahay gobol walba inuu hoosta iska soo dhiso oo uu muujiyo wada shaqayn iyo wajir buuxda si loo horumariyo baahiyaha aas aasiga ah ee haweenimo iyo gobol ahaanba.

Sidoo kalena waxa ay marwadu xustay oo ay tusaale ku dayasho mudan ku tilmaantay haweenka Degmada Salaxlay ee la yidhaahdo Gaaroodi oo ay marwadu mahadnaq aad u balaadhan halkaasi uga soo jeedisay iyada oo marwadu tilmaantay baahiyaha daruuriga ah ee ay haweenkaasi u qabteen degmada salaxlay oo ay ugu muhiimsan yihiin Dhakhtarka dhawaan laga hirgeliyey salaxlay iyo Dugsiga boodhinka ah ee Salaxlay, waxaanay sheegtay in taasi ay ku tusayso marka wanaaga meel looga soo wada jeesto ee la isku duubnaado in dalka iyo dadkaba wax la tari karo, si taasi looga dhabeeyana ay waajib ku tahay haween weynaha Somaliland in ay isku duubnaadaan ka marwo ahaan iyo ka haween ahaana ay diyaar u yihiin marwalba in ay garab istaagaan cid kasta oo ka mid ah haweenka fikir wanaagsana la yimaada.xmed

xuseen xarbi

maantasomaliland

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com