Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Warsaxaafadeed: Ururka Nabada Iyo Horumarka Ee Baraarug Ayaa Markale ku celinaya Inaan wax saita Astaanta Horn Cable Tv lagu arki karin Bariga Burco Waa Digniin Ku Socota Maamulka Sare Ee Horn Cable Tv.‏

Warsaxaafadeed: Ururka Nabada Iyo Horumarka Ee Baraarug Ayaa Markale ku celinaya Inaan wax saita Astaanta Horn Cable Tv lagu arki karin Bariga Burco Waa Digniin Ku Socota Maamulka Sare Ee Horn Cable Tv.‏

Warsaxaafadeed

Ujeedo :- Digniin

Gudigga Ururka Baraarug ee Bariga Burco ayaa mar kale digiin culus u diraya maamulka sare ee Horn Cabdle Tv

Anagoo ah Ururka Baraarug kana mida Ururada ka jira Bariga Burco, waxaannu ka xunnahay oo aanu ka tiiraanyeysanahay cidkasta oo ay dhibaato kasoo gaadhay rabshadihii laga soo abaabulay galbeedka burco kuwas oo geystay khasaare nafeed iyo maalba intaba, waxaanu tacsi tiiraanyo leh uga diraynaa qoysaskii ku wax yeeloobay dhacdadaaasi foosha xumayd.

Waxaanu dhawaan soo saarnay warsaxaafadeed aanu ku mabnuucayno inaan bariga burco laga ogolayn Horn Cable Tv iyadoo ay sababtu tahay waxaanu marar badan oo hore si hoose iyo sareba ugu sheegnay maamulka sare ee Tv-ga inay wax ka qabtaan cadaalad darada uu Horn Cabdle ka Wado bariga burco, taasoo aan wali suura gelin ayna dhegaha ka furaysteen maamulka kala duwan ee horn cabdle taasi waxaa ay sabab u noqotay in si wada jir ah looga soo horjeesto dulmiga iyo wararka ka fog cadaalada ee HCtv ka wado bariga burco hadii ay waxba ka qaban waayan waxaa ay noqonaysaa inaan iska dayno daawashadiisa.

Waxaanu markle maanta ku celinaynaa Diniin ku socota Maamulka iyo Mulkiilayaasha Tv-ga Caalamigaa ee Horn Cable Tv oo uu ugu sareeyo Farxaan Xaaji Cai waxaan uga digaynaa anagoo ku hadlayna afka beesha bariga burco marlayba inaanan arki karin cid sidata astaanta tv-ga Horn Cable sababtoo ah waxaa uu naga galay danbyo xad gudub nagu ah oo aan mar ahayn laba ahayn saddex ahayn, intaasba waan dul qaadanaynay maanta waa soo dhamaatay sidaan hore warbaahinta kuugu soo marinay waxaa naga go,aan ah cidii noola timaada astaanta Tv-giina wixii ku dhaca inaad idinku masuuliyadeeda qaadaysaan.

Gudiga Fulinte Ee Ururka Baraarug

Nagala soo xidhiidh email-lada
baraarug1@gmail.com
baraarug@live.com

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com