Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Mudaharaad Balaadhan oo Lagu Taageerayay Xukuumadda oo lagu qabtay Oodweyne

oodwayne(MSL)Boqolaal qof oo ka mid ah dadweynaha Waxgaradka iyo cuqaasha gobolka Oodweyne oo beeniyay in wax mudaharaad ah oo lagaga soo horjeeday weftigii Wasiirka Madaxtooyaddu uu ka dhacay Oodweyne Khamiistii todobaadkii hore.

waxaanay sheegeen in Telefishanka Horn Cable TV uu buun-buuniyay isla markaana ka been sheegay arrintaas.

maantasomaliland.com
Hargeysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com