Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa saaka soo saarta qoraal ay kaga noqonayso koox maafiyo ah oo dadweynaha Reer Somaliland ku dhacaysa magaca Shirkadd Shiine ah oo la yidhaahdo Tianshi(warsaxaafadeedd)

Hargeysa(maantasomaliland)-Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa saaka soo saarta qoraal ay kaga noqonayso koox maafiyo ah oo dadweynaha Reer Somaliland ku dhacaysa magaca Shirkadd Shiine ah oo la yidhaahdo Tianshi, kuwaas oo qab qabashadoodi koowaad ay doraad ciidanka baadhista Danbiyadu xabsiga u taxaabeen.
Qoraalka Wasaaradda Caafimaadka ka soo baxay oo ay ku saxeexan tahay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Nimco Xuseen qawdhan isla markaana ay ku burinayso qoraal ogolaansho ah oo uu Agaasimaha Wasaaradda Caafimaadku siiyey kooxdaasi oo ay Gabiley News Nuqul ka heshay ayaa isagoo ku qoran af-ka Ingiriisida u qornaa sidan:-
To: Tianshi Somaliland Business plc,
Cc: H.E Minister, MoH
Cc: Director General, MoH
Cc: Ministry of Commerce
Cc: Quality Control Commission
Subject: Hold on for The Product Marketing/Licensing Authorization
Referring the letter from Ministry of Health Ref No: MoH/DG/336/20013, dated 9/10/2013, wich Moh had permitted Tinashi Somaliland Business plc, to import the five food supplements; the Ministry of Health is announcing that it has returned the permission, and will remain invalid from the issuance of this order.
Thank you for the collaboration.
Best Regards,
H.E. Nimco Hussein Qawdhan
Vice Minister of Health of the Republic of Somaliland.

MAANTASOMALILAND.COM
HARGAYSA SOMALILAND/OFFICE
TEL;252634052413

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com