Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Isku aadka wareegga 8-aad ee koobka Yurub ,ayaa goor-dhaweyd lasoo saaray, iyadoo lagu arkay kulammo xiisa leh oo ay yeelanayaan kooxaha qaar ee ku xifaaltama koobka UEFA Champions League.

(maantasomaliland.com)Isku aadka wareegga 8-aad ee koobka Yurub ,ayaa goor-dhaweyd lasoo saaray, iyadoo lagu arkay kulammo xiisa leh oo ay yeelanayaan kooxaha qaar ee ku xifaaltama koobka UEFA Champions League.

Waxaa sanadkan lagu casuumay xarunta uu shirku ka dhacayay laacibkii hore ee kooxda Real Madrid Luis Figo ,kaasi oo gacantiisa ku soo saaray kooxaha isku dhacaya iyo waliba kullammada la ciyaari doono dhawaan.

wareegga

Kullammada xiisaha gaarka ah leh ee ka soo dhex-baxay isku aadkan, ayaa ahaa kooxaha Barcelona iyo Atlantico Madrid oo foodda is-dari doona,waxaana labadan kooxood ay imika tartan xoogan ugu jiraan hanashada horyaalka La-liga.

Sidoo kale kullammada xiisa leh waxaa ka mid ah Bayern Munich iyo Manchester United oo madaxa isla galay, waxaana lagu wadaa in kooxda Bayern ay lugta hore ku ciyaarto garoonka Old Trafford, mana aha kulankii ugu horeeyay ee labadan kooxood dhex mara.

Hadaba halkan ka dheeho qaabka ay isugu beegmeen kooxaha sideeda ah ee isugu soo adhay wareegga 8-da kooxood.

Isku-aadka Wareegga 8-aad ayaa ah sidan:

1. Barcelona Vs Atletico Madrid
2. Real Madrid Vs Borusia c
3. Paris Saint-Germain Vas Chalsea
4. Manchester United Vs Bayern Munich

xuseen xarbi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com