Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

gudoomiyaha abaabulka iyo wacyi galinta ee xisbiga ucid ee gobalka maroodi jeex MUDANE ismaaciil axmed ismaaciil ayaa dhaleeceeyay xukuumada Somaliland gaar ahaan wasaarada caafimaadka sida foosha xun eeay ula dhaqantay dr.macaw

gudoomiyaha abaabulka iyo wacyi galinta ee xisbiga ucid ee gobalka maroodi jeex MUDANE ismaaciil axmed ismaaciil ayaa dhaleeceeyay xukuumada Somaliland gaar ahaan wasaarada caafimaadka sida foosha xun eeay ula dhaqantay dr.macaw oo hawlo caafimaad ka fulinaayay hargaysa oo dhawaan xabsiga loo taxaabay kaasi oo uu yidhi.waxaa laga fidiyay dhaktarkan been aan sal iyo rad toona lahayn oo layidhi laba kun ayuu lacag ka qaaday .maaha ayuu yidhi ee waa dad aan gaadhayn 800 sided boqol oo qof oo qaarkood yiin dad dan yar ah oo bilaash loogu tabarucayay caafimad raadintooda sidoo kale waxaa uu sheegay isagoo uGu waramayay shabakada wararka ee manta soomaaliland khadka telifoonka caawa
gudoomiye ismaaciil waxaa kaleeto oo uu yidhi waxaa qorshaha uGu jirtay in uu cisbitaalaka wayn ka hawl galo maalmaha qaar
sidaasi darted ayuu yidhi waagef wayn oo aan hore Somaliland uga dhicin oo lagula kacay dr. macaw
xuseen xarbi
hargaysa

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com