Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

DAAWO:Musharaxa Madaxweynaha Ee Xisbiga UCID Oo Wareysi Dhinacyo Badan Taabanaya Kaga Hadlay Xaalada Dalka

Aqoonyahan jamaal cali xussen oo u warmaayey telefeeshanka Universal ayaa waxaa uu si aada uga xogwaramay xaalada guud ee dalka waxaana uu sida oo kale uu ka hadlay cabudhinta iyo cagajuglaynta ay xukuumada siilaanyo ku hayso saxaafada madaxabanaan waxaa kale oo uu ka hadlay qaabka ay ula dhaqan to xisbiyada mucaaradka waxaana uu carabka uu ku dhufay in xukuumadi hore aanay sidan oo kale aanay ku samayn jirin saxaafada iyo xisbiyada mucaaradka.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com