Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Muuse Biixi oo isna Caawa ku dhawaaqay Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa soo saaray Liiska xubnaha guddida fulinta ee Xisbigaasi, saddex maalmood kaddib markii Shir-guddoonka shirweynaha saddexaad ee Xisbigaasi shaaciyay guddi kale oo fulineed.

Warsaxaafaddeed goordhaweyd ka soo baxay Xisbiga Kulmiye, ayaa lagu shaaciyay Liiska Guddid fulinta ee Xisbiga, taasoo khilaafaysa tii hore shir-guddoonku ugu dhawaaqay.

Guddidan ayaa ka kooban 36 xubnood oo ay ka maqanyihiin Madaxweyne Siilaanyo, Cabdi Casiis Samaale iyo xubno kale.

Shir-guddoonka Xisbiga ayaa hore u shaaciyay 43 xubnood oo ay ka muuqdaan magacyo badan oo aan halkan ku jirin.

Liiska Guddoomiyuhu soo saaray ayaa u muuqda mid lagu shaxeeyey hanaan isku dheeli tiran oo lagu saleeyay dhamaan dhinacyada oo dhan.

Liiska xubnaha Guddida fulinta ee Guddoomiye Muuse magacaabay

REF: XK/XG/004210/2013

Date: 25/5/2014

Ku: saxaafadda

Ujeeddo: Magacaabis Guddi Fulineed

Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE isagoo raacaya Qodobka 24aad iyo Qodobka 32aad ee Dastuurka xisbiga, wuxuu magacaabay Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE oo kala ah:-

1. Dr. Xuseen Maxamed Xoog

2. Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar

3. Eng. Cabdiqaadir Iiman

4. Dr. Maxamed Axmed Cabdi (Carabayto)

5. Bulbul Cabdi Madoobe

6. Axmed Cabdi Xuseen

7. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi)

8. Carab Nuur Xandule

9. Fu’aad Aadan Cadde

10. Garayaqaan Maxamed Jaamac

11. Maxamuud Ismaaciil Xasan (Badde)

12. Jaamac maaxamuud Cigaal

13. Shariif Abokor Dhuux-yare

14. Cabdinajax Siyaad Cabdi

15. Maxamed Cabdi Iskeerse

16. Canab Cumar Ileeye

17. Maxamed Faarax Xirsi

18. Maxamed Cadbillaahi Cabsiiye

19. Baashe Yuusuf Axmed

20. Xildh. Maxamuud Jaamac Warfaa

21. Dr. Axmed Cumar Maax

22. Ilhaan Maxamed Jaamac

23. Ibraahin Aadan Qaalib

24. Axmed Xuseen Oomane

25. Cumar Sh. Maxamuud (Cumar-yare)

26. Mahdi Xuseen Caddare

27. Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi

28. Prof. Cabdi Cali Jaamac

29. Sahal Cali Cartan

30. Maxamed Muuse Ibraahin (Buuni)

31. Cali Siciid Raygal

32. Xildh. Cali Maxamed (Cali Barre)

33. Axmed Aw Cabdi Shaacir

34. Dalays Shire Faarax

35. Aniisa Nuur Cigaal

36. Sahra Maxamed Xuseen(Basbaaso).

Allaa Mahad Leh

Mudane, Muuse Biixi Cabdi

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com