Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Waxaa goor dhawayd Ciidamada RRU-du ay la wareegeen xarunta Xawaalada JUPA Express ay ku leedahay Magaalada Hargeysa.

Waxaa goor dhawayd Ciidamada RRU-du ay la wareegeen xarunta Xawaalada JUPA Express ay ku leedahay Magaalada Hargeysa.

Sida ay hada noogu soo waramayaan dad goob joogayaal ah oo ku sugan agagaarka xarunta ayaa noo sheegay in Ciidamada RRU-du ay la wareegeen gacan ku haynta Xawaaladasi oo ciidamo aad u fara badana lagu daadiyey Xarunta horteeda, isla mar ahaan tana aan loo ogalayn wax cida oo ka soo ag dhawaata ,waxana ay sida oo kale ay intaa ku darayaan in qaar ka mida Ciidamda RRU-du ay gudaha u galeen Xawaalada.

Wararku waxaa ay intaasi ku darayaan in dhamaanba wadooyinka soo gala xawalada ay Xidheen iyo sida oo kale meheradaha ka agdhaw Xawaalada.

Ilaa hada lama garanaayo u jeedada rasmiga ah ee ay Ciidamada RRU-DU ula wareegeen gacan ku haynta Xawaaladaasi.

Waxii warar ah ee ka soo kordha kala soco Mareegt maantasomliland

hargaysa office

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com