Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

siilaanyo Shir Jaraa’id ee Suxufiyiinta Waa Loo Diidaa, Cigaalna Suxufiyiin Iska Daaye Shacabka ayuu Odhan Jiray Waxaad Doontaa I Weydiiya oo Xitaa Hadii Aad Doontaan I Caaya

iilaanyo Shir Jaraa’id ee Suxufiyiinta Waa Loo Diidaa, Cigaalna Suxufiyiin Iska Daaye Shacabka ayuu Odhan Jiray Waxaad Doontaa I Weydiiya oo Xitaa Hadii Aad Doontaan I Caaya.

Siilaanyo tan iyo markii uu taladda dalka la wareegay waxaa laga mamnuucay in uu shir jaraa’id oo wariyaayashu su’aalo ku weydiiyaan uu qabto,sida laga sheegay xubno ka mid ah qoyskiisa ayaa waxay sheegeen in odaygu xusuus ahaan isku dhex yaacay oo uusan awoodi Karin in uu ka jawaabay su’aalaha suxufiyiinta,sababta oo ah lama socodo oo maaha update-tin waxa dalka ka socda,taasina waa ta keentay in kooxaha madaxtooyadu u diidaan in uu siilaanyo wax shir jaraa’id ah qabto,oo hadii ay doonayaan in ay fariin ka timid siilaanyo gaadhsiiyaan dadweynaha habeenkii ayay iyagu ka soo duubaan oo u qaybiyaan saxaafadda oo xitaa marka ay saxaafadu diido in ay baahiyaan warka aysan iyagu goob joogka ka ahayn madaxtooyadu waxay u

libin laabtaa wixii kharash ku baxaya eek u saabsan siideynta cajaaldda habeenkii laga soo duubo siilaanyo.

Inkasta oo marka la eego xaaladda adage e uu ku sugan yahay siilaanyo ee gayeysiisay in uusan qaban Karin shir jaraa’id dastuur ahaan ay waajibayso oo loo aqoonsanayo xil gudasho la’aan taasina uu ku waayayo xilkiisa ayaa hadana nidaabka qabaa’il ee uu dalku ku dhisan yahay u saamaxaysaa siilaanyo in uu iska dhamaysto ilaa waqtiga uga hadhay xiligiib la doortay.

Marka uu siilaanyo oo madaxweyne ah uu sidaasi xaaladiisa dhabta ahi tahay maxaad u malaynaysaa halka maanta dalkii marayo oo ah xaalad kala guur ah oo wax kale iska daaye dalalkii jaarku albaabda inaga soo xidheen oo dadkeenii aan aqoonsiga ahaysan ee aan diyaaradaha ku tegi kareyn dalalka diabdda ee ay wax uag baahdaan ,maanta lag soo xidhay itoobiya iyo jabuuti maxaa ku yaala ee aad ak eegan kartaa maamulka siilaanyo ee aan la garaneyn cida sida tooska ah u xukuunta dalka oo hadba wax lagu sheegayo oo marmarka qaar waxaa la sheega in kooxo wadaado ah oo wasiiro awood badani ay dalka xukumaan marmarka qaarna waxaa la sheegaa in marwada siilaanyo dalka xukunto iyo wiilka uu siilaanyo sodoga u yahay ee baashe moorgan,sidaasi ayaa dadweynuhu isku weydiinayaan cida dalka xukunta.

Marka la eego madaxweynihii aasaasay Somaliland ee Marxuum Cigaal waxa caan ku ahaan is qancinta iyo in uu markasta ogaado waxa y bulshadiisu ku sugan tahay , markaasu inta uu dhaafay shirarkii jaraa’id ee uu u qabanayey saxaafadda ayuu waxa uu yidhi bulshadu wax kasta oo ay doonto ha I weydiiso, kulanadii uu u qabtay qayba kala duwan ee bulshada waxaa ka mid ahaa mar uu safar ku marayey dalka kanada oo uu dhamaan jaaliyadda dalkaasi ku dhaqan la hadlayey oo uu ku yidhi maanta waxaad doontaan I weydiiya xitaa hadii aad doontaan I caaya,waxaad garan kartaa kalsoonida uu isu qabay iyo sida saraaxada leh ee uu bulshadiisa ula hadlayey isla markaana uga qancinayey waxkasta oo tuhun ka galo bulshada,maantana wax kale iska daaye waxa siilaanyo loo diidaa tan iyo marii uu taalda dalka qabtay in uu saxaafadda shir jaraa’id oo su’aalo lagu weydiinayo u qabto,halkaasi ayuu marayaa siilaanyo bulshaduna way yaaban tahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com