Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Dawladda Somaliland ayaa mar kale mawqif adag iska taagtay Sugida xuduudaheeda, waxaanay kulan ay manta Golayaasha Qaranku ku yeesheen qasriga Madaxtooyadda ka soo saareen war-murtiyeedkan oo uu ku dhawaaqay Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Dawladda Somaliland ayaa mar kale mawqif adag iska taagtay Sugida xuduudaheeda, waxaanay kulan ay manta Golayaasha Qaranku ku yeesheen qasriga Madaxtooyadda ka soo saareen war-murtiyeedkan oo uu ku dhawaaqay Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

sssss“Waxa jirta in ay Somaliland hore u caddaysay mawqifkeeda ku aaddan nabad ku wada noolaanshaha iyo degenaanashaha mandaqadda oo aanu aaminsanahay in ay cid walba dani ugu jirto.

Waxaanuse kor iyo hoosba u sheegayna in ay qadiyadda Somaliland lama taabtaan tahay, dawlad, xisbiyo, Barlamaan iyo shacbiba in aanu heegan u nahay adkaynta nabadgelyada iyo sugidda Qaran-nimada Somaliland.

Wadamada aanu deriska nahay iyo beesha caalamka waxaanu jecelnahay in aanu nabad ku wada noolaano, mana ogolin farogelin dabadeed mid siyaasadeed iyo mid militari toona oo dhulkayaga iyo dalkayaga qadaf ku ah.

Shacbiga Somaliland waxan ugu baaqaya in ay u soo wada jeedaan oo ay u midoobaan difaaca dalka iyo adkaynta nabadgelyada Qaranka
xuseen xarbi

One Response to Dawladda Somaliland ayaa mar kale mawqif adag iska taagtay Sugida xuduudaheeda, waxaanay kulan ay manta Golayaasha Qaranku ku yeesheen qasriga Madaxtooyadda ka soo saareen war-murtiyeedkan oo uu ku dhawaaqay Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com