Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Laba qof oo shicib ah iyo sida oo kale laba qof oo iyaguna ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland ayaa dhaawac gaadhay ka dib markii Askari ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland ay Xabadi kaga qaraxday.

Laba qof oo shicib ah iyo sida oo kale laba qof oo iyaguna ka tirsan ciidanka Booliska Somaliland ayaa dhaawac gaadhay ka dib markii Askari ka tirsan Ciidamada Booliska Somaliland ay Xabadi kaga qaraxday.
Falkan ayaa ka dhacay Badhtamaha Hargeysa, gaar ahaana Kaalinta Shidaalka ee Cajab. Si rasmi ah looma oga sababta dhabta ah ee ka dambaysay Dhaawaca dadkaasi, balse wararka ayaa sheegaya in Askariga dhaawaca gaystay iyo askar la socday isku dayeen in Gaadhi wadada xidhay ay meesha ka dhaqaajiyaan, balse Qoriga Askarigaasi sitay si Kama ah ugu qarxay, dadkaasi dhaawacmay.
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdillaahi Fadal Iimaan oo Warbaahinta kula hadlay Cisbitaalka Hargeysa oo lagu dawaynayo dadka dhaawaca ah ayaa si kooban uga hadlay dhacdadaasi waxaanu yidhi
“ Arintaasi Imikuun bay dhacday, baadhistii ayaanu imika bilawnay oo baadhista ka hor dhici maayo, laba qof oo shicib ah iyo laba Askari ayaa dhaawac ah, baadhista ka hor dhici maayo, falkuna hadda ayuu dhacay kana hor dhici maayo baadhistaasi, wixii dambena dib ayaanu ka soo maantasomaliland

xuseen xarbi
hargaysa
maantasomaliland
tel
4052413 telsom

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com