Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Alleh ha u naxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday laba kalana waa ay ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco ee Gobalka Togdheer.

Alleh ha u naxariistee laba qof ayaa ku geeriyooday laba kalana waa ay ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay duleedka Magaalada Burco ee Gobalka Togdheer.

Labadan qof ee geeriyooday ayaa magacyadooda waxaa la kala yidhaahdaa Xuseen Ceerigaabo iyo Yuusuf Maxamed Diiriye.

Shanta Qof ee dhaawacu soo gaadhay ayaa iyana kala ah:

Qadiro Axmed Abokor
Axmed Ciise Madar
Cabdiraxmaan Muuse
Sidiiq Xirsi Cismaan
Saleebaan Jaamac Xayd

Waxaana hada dadka dhaawaca ah lagu dawaynayaa Cisbitaalka Wayn ee Magaalada Burco.

Shilkan ayaa dhacay ka dib markii ay Soo dhawaynaayeen Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland oo socdaal Shaqo ku tagay Magaalada Burco

xuseen xarbi
maantasomaliland
haragaysa/office
\

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com