Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa markale soo jeediyey in la kordhiyo tirada Xubanaha Gudida Doorashooyinka Somalilan

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa markale soo jeediyey in la kordhiyo tirada Xubanaha Gudida Doorashooyinka Somaliland.

Md:Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa hadalkan ka sheegay Qoraal kooban oo uu ku baahiyey barta Xidhiidhka Bulshadu ay ku leeyahay ee Facebooga,waxaana uu sheegay in uu soo jeedinaayo in tirada gudida doorashooyinka Qaranka laga dhigo sagaal Xubnoo si ay u sahlanaato hawlaha Xilgudasho ee Xiliyada Doorashooyinka inagu soo foodka leh.

Qoraalkaasina waxaa uu u dhignaa sida tan:

Soo-jeedin: Waxaan soo jeedinaynaa in xubnaha Guddida doorashooyinka laga dhigo sagaal (9) xubnood.Maalinta Doorashada: Gobolkasta Hal(1) Xubin ha joogo, halka Xarunta dhexe ay joogayaan ugu yaraan saddex xubnood si ay u sahlanaato xil gudashada culus ee xiliga doorasho.

bishan gudaheeda ayaa ay ahayd markii uu hore u soo jeediyey in la kordhiyo tirada Xubnaha gudidada Doorshooyinka

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com