Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa beeniyey hadal ka soo yeedhay Wasiirka boosaha u qaabilsan Dawlada Somaliya kaasi oo uu sheegay in ay Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ay ka shaqeeyaan dad uga wakiila hawlaha shaqo ee Wasaarada Boosahooda ee Dalka Somaliya.

Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa beeniyey hadal ka soo yeedhay Wasiirka boosaha u qaabilsan Dawlada Somaliya kaasi oo uu sheegay in ay Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ay ka shaqeeyaan dad uga wakiila hawlaha shaqo ee Wasaarada Boosahooda ee Dalka Somaliya.

Wasiir Abgaal oo maanta Shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa magalada Hargeysa ayaa si xoogan u beeniyey,waxaana uu tilamaamay in aanay habayaraatee aanay jirin wax ka jira,isaga oo sida oo kalena Carabka ku dhuftay in aan xataa loo ogalayn shacbiga reer Somaliland in ay Xafiisyo noocan oo kale ah ay furtaan.

“Waxaan doonaya in aan eray kaliya aan halkan ka Iftiimiyo oo aan jawaab kaliya uga dhigo erayo ka soo baxa masuul ka tirsan dawlada Xamar isaga oo marka halkaas ku Xusaayey in Boosta Somaliya ay Hargeysa oo ah Caasimada Somaliland ay ku leeyihiin dad wakiil uga ah oo magacii Somaliya ku shaqaynaaya ay halkan Hargeysa Joogaan Somaliland,waxaanan doonayaa in aan halkaas ka Iftiimiyo in warka noocas ahaa aanu halkaas ka jirin Hargeysa,Somaliland ma jiro qof Somaliya leedahay oo halkan cid Wakiil uga ahi ma jiro,Wasaarada Bosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland.Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ayaa aan xataa u ogalayn in dadka muwaadiniinta reer Somaliland ay iska furtaan xafiisyo ilaa sharciyadii Wasaarada ee qaabka dawliga ah u samaysnayd la fuliyo”Ayuu yidhi Wasiir Maxamed Jamac Abgaal

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com