Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

askari ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad saaka Tuulaa Toon ee koonfurta Magaalada Hargeysa ku dhex maray Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Salaxlay.

askari ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad saaka Tuulaa Toon ee koonfurta Magaalada Hargeysa ku dhex maray Xildhibaanada Golaha Deegaanka Hargeysa iyo Salaxlay.

Wararka aanu helayno ayaa sida oo kale tibaaxay in gaadhi ay wateen Xildhibaanada Golaha deegaanka dagamada Salaxlay uu isna khasaare Soo gaadhay.

Iska hor imaadkan oo ku sal leh dhinaca maamulka dhulka oo ay isku maandhaafsan yihiin labada Gole deegaan ayaa ah markii labaad ee ay iskaga horyimaadaan iyaga oo dhaawacyo sidan oo kale ah horena isu soo gaadhsiiyey.

Xildhibaanada ka yimi magalada Hargeysa ayaa waxaa Hor kacaayey Gudoomiyaha Dagmada Maxamuud Haybe ee Magaaalada Hargeysa,waxaana aan ilaa hada xal waara aan laga gadhin Khilaafkan markii labaad soo noqday ee Golayaasha deegaanka ee Hargeysa iyo Salaxlay kaasi oo ku sal leh dhinaca kala xadaynta maamulka dhulka ee labada Gole degaan. –

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com