Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

maareeya xigeenka warshada laydhka berbera oo weerar gacan ka hadal ah u gaystay sarkaal ciidanka booliska ah

maareeye xigeenka warshada korantada berbera ayaa xalay aqdii dhexe weerargacan ka hadal ah u gaystayaskari ciidanka booliska ah oo la yidhaahdo canuud jibriil isaga iyo qoyskiisiiba .isagoo telefoonka noogu waramayana waxaa uu yidhi(waxaa uu gurigayga noola soo galeen koox uu horkacayo maareeye xigeenka iyo madaxa shaqaalaha korantada berbera halkaasi oo uu dhaawac isoo gaadhsiiyay waxaana noo soo gurmaday ciidanka booliska mana garanayo sababta uu noo soo weerarary waayo lacag laydhna layguma laha
markaa waa laba nin oo magaalada qoodh ka noqday baadhisteediina ciidankaa gacanta lu haya sidaa waxaa yidhisarkaalka booliska ee la soo weeraray mrcamuud jibriil cabsiiye oo khadka telefoonka ugu waramaayay shabakada maantasomaliland

3 Responses to maareeya xigeenka warshada laydhka berbera oo weerar gacan ka hadal ah u gaystay sarkaal ciidanka booliska ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com