Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

“Xukuumaddu ha is weydiiso mustaqbalka Qabyaaladda siyaasadeed ee shalay, maanta iyo Berri” Cali Guray

Halka ay xukuumadani taabatay AWAL QABOOBE waa meel halis ah oon hore malaha loo taaban. Meel ay joogaanba furkay tuursan yihiin waana gartood.

Halka ay xukuumadani taabatay AWAL QABOOBE waa meel halis ah oon hore malaha loo taaban. Meel ay joogaanba furkay tuursan yihiin waana gartood.

Laakiin inta aanay cid kale u gudbin malaha waxay ahayd inay dhexdooda is xisaabiyaan oo siyaasiyiintooda iska hor keenaan oy ay hortoodana kaga doodaan itijaaha siyaasadda marka dhinaca qabyaaladda laga soo eego iyaga oo diiradda saaraya SHALAY, MAANTA, IYO BERI. Ma ka suurtogal tahay kuwa ugu muhiimsan KULMIYE iyo Xukuumadda, iyo Wakiiladda ka tirsan..

Dhinaca mucaaridka aniga oo keliya ayaa hadii la isu kaayo dhegaysto wadada ku ridaya oo 32kii sanadood ee ugu dambeeyay xaadir ahaa. KUMA DHICI KARAAN SIYAASIYIINTA DHINACA MUXAAFIDKU INAY MADAL LOO DHAN YAHAY KAGA DOODAAN ITIJAAHA SIYAASADDA REERKA WAAYO WAXAY WELI SII HAYAAN REERKANA UGU BAAQAYAAN WADADII LAGU JABAY.

Iyagu dhexdoodana isuma roona cid kale-na uma roona.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com