Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

kamida afartii qof ee Xukuumada Somaliland u gacan galisay Dawlada Jabuuti oo ku eedaysanaa in ay kulug lahaayeen qaraxii ka dhacay dalka Jabuuti ayaa la sheegay in uu u dhintay jidh dil xooga oo ay u gaysteen Ciidamada Dalka Jabuuti halka uu mid kalena uu dhaawac u yahay isna jidh dil xogan oo ka soo gaadhay Ciidmadaasi.

kamida afartii qof ee Xukuumada Somaliland u gacan galisay Dawlada Jabuuti oo ku eedaysanaa in ay kulug lahaayeen qaraxii ka dhacay dalka Jabuuti ayaa la sheegay in uu u dhintay jidh dil xooga oo ay u gaysteen Ciidamada Dalka Jabuuti halka uu mid kalena uu dhaawac u yahay isna jidh dil xogan oo ka soo gaadhay Ciidmadaasi.

Ma jiraan ilaa hada warar rasmi ah oo ka soo baxay dhinaca labada dal balse sida ay ila wareedyadu tibaaxayaan ayaa sheega in hada midka dhaawaca ah lagu dawaynaayo dhakhtar ku yaala dalka Jabuuti.

Dhinaca kale waraysi koban oo aanu maanta la yeelanay Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (Rayte) aaya isna dhinaciisa waxaa uu daaha ka fayday in ay jiraan hal qof oo dhimasho ah iyo mid kale oo dhaawaca dadkii ku eedaysnaa argagixisada ee loo tuhunsanaa in ay ku shaqa lahaayeen qaraxii ka dhacay dalka Jabuuti ee Xukuuda Somaliland ku wareejisay.

“Waxaan doonayaa in aan dhaleeceeyo waa dadka loo dhiibay Xukuumada Jabuuti,dadka la dhiibay waa dad muwaadiniin ah oo reer Somaliland ah dawladina ma dhiibto muwaadinkeeda oo dawlad kale uma dhiibto haday dambi galeen dambiga ay galeen waa mid ay halkan ka dhacay markaa in halkan lagu xukumo ayaa ay ahayd,Waxaana igu maqaalo ah oo aan aad uga Xumahay inkasta oo wararkaasi aanay Xukuumadu si rasmi ah anaay u soo daynin in nin kamida ragii la dhiibay uu dhintay oo uu u dhintay Jidhdil midkalena uu koomo ku jiro oo uu sakaraad uu yahay afar qof oo muwaadiniin reer Somalilad ah oo aan halkan wax dambi ah lagaga cadayn oo aan maxkamad la soo hor joojin in inta indhaha laga xidho airport-ka laga dhoofiyo oo dawlad kale loo dhoofiyaa waa dambigii umadan laga galay kii ugu waynaa waa distoorki oo la jabiyey,waxa weeye Xuquuqdii muwadiniinta oo lagu tuntay waanu cambaaraynaynaa cidii go’aankaasi qaadatayna waxaanu doonayna in ay Xukuumadu ay farta ku fiiqdo oo ay masuuliyadeeda ay qaadato”Ayuu yidhi Xildhibaan Ray

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com