Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Daawo: Wasiirka Maaliyadda Oo Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradda U Qabtay Shir Lagaga Hadlayay Habaynta iyo Hagaajinta Maamulka Maaliyadda

Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa lagu soo bandhigay Qorshe nuxurkiisu ahaa sidii dib habayn loogu samayn lahaa habaynta maamulka dhaqaalaha ee Wasaaraddaha Dalka.

Hantidhawarka guud ee Somaliland Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa ka waramay sidda loo ilaalin karo hantidda dawaladda.

Shirkan oo ay goob-joog ka ahaayeen Agaasimayaasha guud iyo Agaasime Waaxeedyadda maamulka iyo dhaqaalaha ee Wasaaraddaha Somaliland ayaa Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale uu sharaxay muhiimadda uu Shirkani u leeyahay Masuuliyiintan.

hadaba halkan ka daawo wasiirka maaliyadda oo fraya kulanka..

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com