Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

yaad ka taqaan shakhsiyaadka magaca wayn ku yeeshay caalamka ama galay genius world record ee reer dalka somaliland ka soo jeeda? Added by Xuseen Xarbi on July 8, 2014. Saved under War Share This Post (maantasomaliland)yaad ka taqaan shakhsiyaadka magaca wayn ku yeeshay caalamka ama galayg genius world record ee reer dalka somaliland ka soo jeeda?

(maantasomaliland)yaad ka taqaan shakhsiyaadka magaca wayn ku yeeshay caalamka ama galayg genius world record ee reer dalka somaliland ka soo jeeda?
qormadan waxaanu u soo bandhigaynaa shacbiga reer somaliland qof kastaa wixii uu hayo shakhsiyaadka caalamka taariikhdiisa galay sida xuseen bisad oo ahaa mar ninka ugu dheer aduunka galayna genius world ama moe farah oo maratoonka caalamka ku soo baxay isagoo u ordaayay dalka uk dhalasho ahaan kasoo jeeda somaliland
hadaba hadaad hayso shakhsiyaad sidaasoo kale magac wayn ku yeeshay shakhsiyad ahaan caalamka noogu soo dir ciwaankayagan
harbi_31@hotmail.com
by xuseen xarbi
maantasomaliland.com
hargaysa /officein bi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com