Warning: Trying to access array offset on value of type bool in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 316 Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Daraasad Cusub:Lixda Qodob Ee Dhalinyarada Ugu Samaynta badan 3sanaadood Ee Ugu Danbeeyaay iyo Warla,anta Dhalinta?

xuseen good
Waxaa Mahadnaq-Iyo ugaaryeelid mudan Eebeheen ,sareeye,ee inoo suurta geliyaay inaan Awood ,Karti,Wakhti u helno Qoraalkan ,oo hadaan alle saamixin,Inana siin Caqli,garsheed aynaan waxba Qori karneen,waxa Akhriyikarneen,Marlabaadkana waxaa ,Aaman ,Mudan Akhristayaasha ,Gaar ahaan Kuwa Qaderiya ,Maamusa,Ildheer ule Qaraaladaydan Taxanahaa.

Intaa kadib waxaan Walaalyaal ,Hore uga soo hdalnay Qaybtii 1aad: laakiin Qaab Qoraalada

,kale ka yar duwan ayaan ,u soo bandhigaynaa,waxaan samaynaynaa Qaybta marka aynu Qodobada sheegno Ayaaynu hadana sharaxaynaa,si ay dadku u fahmaan ,waayo ,Dadku isku fahan ,iyo isku waxa Garasho ,midna ,maaha ,markaa inaguna ,dadka ayaaynu ,la jaanqaadaynaa ,Jiil-walba,Da’kasta ,iyo ,Garaadkastaba ,Yaanaan ku dheeraan Ee manta Qodobadan ,Sharaxayaa,Berina ,iinsha aallah ,Qaybtii Labaad oo xiiso badan Aayaan idin soo Gudbinayaa ,Ee Fadlan Idinkuna ,wixii Qalaldaada ,Wixii ,Talaa ,Wixii Turxaana ,waan idinka sugaaya .

Ogaysiis:Waxaa Jira Buug gaara oo aan ku kala qiimeeyo ,dhaawaana ,aan soo bandhigidoona ,Dadka Maqaalayada ka soo hadla,xataa Ka Caanaan ,Tusha ,iga saara ? waayo? Ilaahay Khayr ha siiyo Qof waxaan ku Qaldamay iisheega ,Qofka Tala isiiyana ,waabuu sii laba laabanyahay waxaanad IIgu soo sheegi ,kartaa Mobilka ,Gacanta 0634431347 ama Email:Mukhtaar_1991@hotmail.com…. waxaanad iga helidoontaa maqaalkasta ,jwb munaasiba ,oo Waa Faqsan ,Diinteena ,Dhaqankeena ,INSHA AALAH.

Aan soo Qaado Qodobka 1aad:—-(1)- Qodobka Kobaad:Fadhi-Yuurur;-Macanaha Fadhi-dheer oo lagu Qaato ,Goobaha Laga SHaaheeyo,oo bilaa xisaaba 6:00-Ka 6:00:waxaan uga jeedaa Markaad marto Koobaha ,Lagu shaaheeyo ,Waxaad arkaysaa dhalinta oo fadhida muda dheer Tusaale maalin maalmaha ka mida ayaan Nin ka mida Asxaabtayada Aan Fogayn ayaan Maqaaxi ku sii maray saacadu markay ahayd 4:16-35 –isaga oo fidhiya Koob Shaahina (Tea)Horyaal waxaana wada dhiganjirnay Private school oo labada Luuqadooda ,waxaanku idhi sxb manta maxaa ku helay ,waxuu igu jwbay ,manta way iga jiiftaa ,hada fahan waan ka nasanayaa weeye ,ok ana waan tegayaa ,wayahay? Waxaan Maqaaxidii soo maray Saaladii Cishaayi ka dib ,waxaan Maqlay Mukhtaar –Mukhtaar –Waan Ee gay waaba SXB kayo oo dhi Aga Aga Aga oo weli miyaad fadhidaa –Dee haa ,oo maxaad Qabanaysay ,waan nasanaayaay oo halkan ma nasashiiyo ayaay leedahay ,waaba buuqe? Waaba uu ila yaabay,sxbkay sidaas ayuu kaga hadhay coursekii ,malin walba wuu soo lebistaa lacagta shaahana meelaha iyo Zaada Fuduud meelahaas ayuu ka helaa looga soo diraa.

Markaa sxbayaal Balxiisaabiya Wakhtiga halkaa ku baxay waa imisa sacadood ,ka dib isugee –week –ka dib u gee Bishii ka dib u gee sanadkii= maxay soo baxaysaa Qofka ii soo sheega waxaa Hedyad u soo dhigayaa Lawada Arko Warbahinta ,waxay Kuu Noqonaysana ,markaas ayaad garan ,Ee magaca Numberkaaga Halkaad joogto isoo sheeg ,uun.

Qodobka labaad:Tahriib&Qalbi ka tahriib:-Halkaasi waa laba ,oo waa mid tahariibay,Mid Qalbi ka tahriibay ,oo dhawaan ,tegaya waxna Urursanaaya,Mid kaloo Qarash-wayaay oo la yidhaah(Qalbi Qoomamo)

Waxaan u kala Qaadayaa Sadex:- Tahriib=Kaasi wuu tegay ,waxaanu kala noqdeen laba Qaybood INaalilaahi wa inaa ilaahi raajicuun ,hada waxa wacan maynoqon ,markiiba Qaarbaa Sawirtay waxay Heleen 1-Guri ,Wacan -2-Gaadhi-Barooya Taarikadiisu-3-Gabadh –Quruxbadan ,Quruxbadan ,Qiimo,Badan ,sidaas ayay dhalinuba sawiranaysaa maah sidaa Ee Xaqiiqada Eeg waxay kala Noqdeen laba: 1-Mid Dhintay (Cadaabta-Halaw )waxaana ii cadaynaya Xadiiskii ahaa =Inamal Acmaalu biniyaad,xadiiskii dheeraa ,markaa dee inagauna waynu is garanaynaa oo waa Lacag ,Jeclaysi reer yurub,Faan ka dhigo dibadaan ka imi, kalabaad waa 2-Mid Tegay laakiin ku nool nolaal Aan wacnayn ,Xero Qoxoonti,Gamco uu hoos dhigto Gaal Qadhmuun ,Naclutulaahi caleeg.waxaa soo hadhay kuwan

Qalbi-Qoomamo:-Waanay ka simanyihiin Hablo/Inamaba, Tolay maxaan Hebel u raaciwaayay Tolay –Tolay – Ciil Cirid Qaniin ,Weji Qabax –Feker –Walba haar ,Maro ka baxa ,Iyo Hayla hadalin — OO maxaa ku helay ?Miyaad ogtahay Hebel— Hebla waxay joogtaa Yurub –ana Africa ka sii soomalia — Kasii soomaliland/kasii —-magaladadad joogto ,soomliland keliyana maaha ee waa macal ALL SOOMALIA.,markaa ilaaahay ka baqa oo dalkina aamina.

Dheerayn mayo intaas ayaan ku joojinayaa ee Qodobada kala ayaa Layaab Badan ee Lasocod wanaagsan

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com