Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com waxay tacsi u dirayaan ilma cumar yare oo hooyadood saacado ka hor ku geeriyootay magaalada hargaysa

tafatiraha guud ee shabakada wararka maantasomaliland.com  xuseen xarbi iyo dhamaan shaqaalaha shabakada wararka ee maanta somaliland.com waxay tacsi u dirayaan  ilma cumar yare oo hooyadood saacado ka hor ku geeriyootay magaalada hargaysa

sidoo kale waxa tacsi gaara u diraya bahda saaxafada somaliland iyo dhamaan abwaanada iyo fanaaniinta reer somaliland

waxaanay ilaahay uga baryayaan inuu janadii ka waraabaiyo

aamiin aamiin

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com