Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102

Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee maantasomaliland.com waxa ay Tacsi u dirayaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Wadanka UK

Inaalilaahi Wa inaa Illayhi Raajicuun.

Dhamaan Hawl-wadeenada SHabakada Calaamiga ee ah ee maantasomaliland waxa ay Tacsi u dirayaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Wadanka UK Mudane Xariir Xiris Adar , Geeridii Naxdinta lahayd eek u Timi Sodogii, Marxuum Maxamuud Maxamed Aadan (Dhoola yare), oo maalintii shalay 17/07/2014  ku geeriyooday Magaalada London ee Cariga Ingriiska.

Ilaahay Marxuumka Janadii fardawsa ha ka waraabiyo, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ha kasiiyo.

Aamiin Aamiin Aaamiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published.

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com